{"id":162819,"date":"2021-09-13T11:06:10","date_gmt":"2021-09-13T08:06:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162819"},"modified":"2021-09-13T11:06:10","modified_gmt":"2021-09-13T08:06:10","slug":"ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/","title":{"rendered":"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162820\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/kuxi.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"403\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/kuxi.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/kuxi-300x183.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay Amina Jane Mohamed oo shalay soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixisay kulamo kala duwan oo ay la qaatay madaxda dalka, sida Farmaajo, Raysal wasaare Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka, inkastoo aysan faahfaahin dheeraad ah aysan ka bixin kulankii ay la qaadatay Farmaajo.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay ka soo saartay kulankii ay la qaadatay Rooble iyo madaxda wadatashiga qaran ayay ku sheegtay in masuuliyiinta ay u muujiyeen hogaamin wanaagsan iyo iney ka go&#8217;antay sidii loo hormarin lahaa doorka haweenka Soomaaliyeed ee siyaasada ku jira iyo dhimista lacagta laga qaadayo haweenka Musharaxiinta ka midka ah.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaare Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka waxay muujiyeen hogaamin weyn iyo ka go\u2019anaasho si loo hormariyo ka qaybgalka haweenka ee Siyaasadda oo ay kujiraan talaabooyin gaar ah sida dhimista lacagta laga qaadayo musharaxiinta haweenka ah, iyo magacaabista xubno u doodaya in wax weyn lagu daro arrintaasi waxaa kaloo muhiim ah in leysku raaco hab gaar ah oo lagu gaari karo qoonada 30% doorashada soo socota\u201d ayay tiri ku xigeenka xogayaha guud ee QM Amina Jane<\/p>\n<p>Waxay sido kale ka hadashay Amina Jane arrinta Ikraan Tahliil oo sheegtay in muhiim ay tahay in Ikraan hesho Cadaalad si looga hortago wax kasta oo xadgudub ku ah xaquuqda haweenka oo dhan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku kalsoonahay hoggaanka Soomaaliya inay dejiyaan xiisad kasta ayna ka fogaadaan talaabo horseedi karta rabshado oo dib u dhac ku keeni karta doorashada ama wiiqi karta kalsoonideeda\u201dayay tiri Amina Jane Mohamed ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<div align=\"justify\">Safarka Muqdisho ay ku timid ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa imaanaya xili khilaaf aad u xoogan uu ka dhaxeeyo madaxda ugu sareysa dalka Farmaajo iyo Rooble.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay Amina Jane Mohamed oo shalay soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixisay kulamo kala duwan oo ay la qaatay madaxda dalka, sida Farmaajo, Raysal wasaare Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka, inkastoo aysan faahfaahin dheeraad ah aysan ka bixin kulankii ay la qaadatay Farmaajo. War qoraal ah oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162819","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay Amina Jane Mohamed oo shalay soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixisay kulamo kala duwan oo ay la qaatay madaxda dalka, sida Farmaajo, Raysal wasaare Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka, inkastoo aysan faahfaahin dheeraad ah aysan ka bixin kulankii ay la qaadatay Farmaajo. War qoraal ah oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-13T08:06:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"940\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"788\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/\",\"name\":\"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg\",\"datePublished\":\"2021-09-13T08:06:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg\",\"width\":940,\"height\":788},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka - Wardoon","og_description":"Ku xigeenka xogayaha guud ee Qaramada Midoobay Amina Jane Mohamed oo shalay soo gaartay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixisay kulamo kala duwan oo ay la qaatay madaxda dalka, sida Farmaajo, Raysal wasaare Rooble iyo madaxda golaha wadatashiga qaranka, inkastoo aysan faahfaahin dheeraad ah aysan ka bixin kulankii ay la qaadatay Farmaajo. War qoraal ah oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-13T08:06:10+00:00","og_image":[{"width":940,"height":788,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/","name":"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg","datePublished":"2021-09-13T08:06:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Amina-J.-Mohammed.jpg","width":940,"height":788},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ikraan-wa-inay-hesho-cadaalad-si-looga-hortago-xadgudubka-haweenka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ikraan wa inay hesho Cadaalad si looga hortago xadgudubka haweenka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162819"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162819"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162819\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162822,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162819\/revisions\/162822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162819"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162819"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162819"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}