{"id":162843,"date":"2021-09-13T19:46:32","date_gmt":"2021-09-13T16:46:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162843"},"modified":"2021-09-13T19:46:32","modified_gmt":"2021-09-13T16:46:32","slug":"daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay&#8217;addaha Maaliyadda dalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162844\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131-300x164.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka Maaliyada Soomaaliya Guddoomiyaha Bangiga dhexe Xisaabiyaha guud ee dalka.<\/p>\n<p>Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha dalka iyo madaxda Maaliyada ayaa waxaa looga hadlay joogteynta mushaarka shaqaalaha dowladda, ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo waliba hay&#8217;adaha kale ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya waajibaadkiisa korjoogreynta, la xisaabtanka iyo xiriirinta shaqooyinka hay\u2019adaha dowladda ayaa kulan la yeeshay hay\u2019adaha maaliyadda dalka sida Wasaaradda Maaliyadda,Bangiga dhexe iyo Xisaabiyaha guud. Kulanka ayaa looga hadlay daahfurnaanta Nidaamka Maamulka\u00a0 Maaliyadda dalka, joogteynta bixinta mushaaraadka shaqaalaha dowladda iyo ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo hay\u2019adaha kale ee dowladda, xoojinta wadashaqeynta dhexdooda ah iyo dardar gelinta howlaha deyn cafinta&#8221; ayaa yiri qoraal kasoo baxay xafiiska Raysal wasaare Rooble<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa faray madaxda Maaliyadda in lala soo socodsiiyo hubinta kharash bixinta iyo lacagaha hay&#8217;adda IMF qoondada dowladda, isagoona sheegay in iyadoo ongolaasho laga heysan Xafiiskiisa inaan la bixin karin wax dhaqaale ah.<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii uu Raysal wasaaraha Soomaaliya soo saaray amar ku saabsana inaan wasaaradda Maaliyada aysan khasnada dowladda ka bixin karin lacag iyadoo aanan ogolaasho laga haysan Raysal wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/10SchLnLKOQ\" width=\"804\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka Maaliyada Soomaaliya Guddoomiyaha Bangiga dhexe Xisaabiyaha guud ee dalka. Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha dalka iyo madaxda Maaliyada ayaa waxaa looga hadlay joogteynta mushaarka shaqaalaha dowladda, ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo waliba hay&#8217;adaha kale ee dowladda Soomaaliya. &#8220;Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162843","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay&#039;addaha Maaliyadda dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay&#039;addaha Maaliyadda dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka Maaliyada Soomaaliya Guddoomiyaha Bangiga dhexe Xisaabiyaha guud ee dalka. Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha dalka iyo madaxda Maaliyada ayaa waxaa looga hadlay joogteynta mushaarka shaqaalaha dowladda, ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo waliba hay&#8217;adaha kale ee dowladda Soomaaliya. &#8220;Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-13T16:46:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay'addaha Maaliyadda dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-13T16:46:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay&#8217;addaha Maaliyadda dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay'addaha Maaliyadda dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay'addaha Maaliyadda dalka - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka Maaliyada Soomaaliya Guddoomiyaha Bangiga dhexe Xisaabiyaha guud ee dalka. Kulanka dhexmaray Raysal wasaaraha dalka iyo madaxda Maaliyada ayaa waxaa looga hadlay joogteynta mushaarka shaqaalaha dowladda, ciidanka, kharashaadka wasaaradaha iyo waliba hay&#8217;adaha kale ee dowladda Soomaaliya. &#8220;Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-13T16:46:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/","name":"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay'addaha Maaliyadda dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg","datePublished":"2021-09-13T16:46:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021913637671259094046131.jpeg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-la-kulmay-hayaddaha-maaliyadda-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble oo la kulmay hay&#8217;addaha Maaliyadda dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162843"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162843"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162845,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162843\/revisions\/162845"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162844"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}