{"id":162851,"date":"2021-09-13T23:57:52","date_gmt":"2021-09-13T20:57:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162851"},"modified":"2021-09-13T23:57:52","modified_gmt":"2021-09-13T20:57:52","slug":"daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162852\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png\" alt=\"\" width=\"1296\" height=\"806\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png 1296w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-300x187.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1024x637.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-768x478.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-356x220.png 356w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-696x433.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-1068x664.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali-675x420.png 675w\" sizes=\"(max-width: 1296px) 100vw, 1296px\" \/><\/p>\n<p>Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad oo dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ku gacan-seyrtay guddiga uu caawa Farmaajo u magacaabay baaritaanka kiiska gabadheeda, iyadoo sheegtay in kiiskaas ay baaritaankiisa u daba fadhiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>\u201cKuma qanacsanin, mana aqbali doonno guddiga uu madaxweyne Farmaajo u xil-saaray baaritaanka kiiska Ikraan, waxaan ku qanacsanahay maxkamadda ciidamada oo aan horay ugu gudbinay dacwadda kiiska gabadheyda,\u201d ayey tiri Hooyo Qaali Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxay sheegtay in hadii Farmaajo uu sii wado is hortaaga baaritaanka kiiska gabadheeda ay u qaadanayaan in isagu uu bixiyey amarka lagu afduubtay Ikraan.<\/p>\n<p>\u201cHadii is hortaagaan uu ka waantoobi waayo, waxaan Madaxweynaha ka gudbineynaa dacwad, dal iyo dibadna waan ka dacwey doonaa Farmaajo,\u201d ayey hadalkeeda ku sii dartay hooyo Qaali.<\/p>\n<p>Maama Qaali oo sii hadleysay ayaa tiri, \u201cFarmaajo kiiska gabadheyda Ilaahey waa uga baqi waayey, gabadhiisa camal waa uga baqi waayey, inuu madaxweyne u yahay waa uga baqi waayey, laf dhuun gashay ayuu Farmaajo nagu noqday, waxaan Ilaahey SWT uga baryaa inuu gurigiisa, golihiisa iyo caruurtiisa inuu ka arko.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale Qaali Maxamuud Guhaad ayaa digniin u dirtay laba xildhibaan oo la kala yiraahdo Cabdiraxmaan Xirsi Kulmiye (Cabdiraxmaan Dheere) iyo Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire, oo ay sheegtay inay caqabad ku yihiin baaritaanka kiiska gabadheeda Ikraan.<\/p>\n<p>\u201cLabadaas nin hadii aysan ka hor wareegin kiiska gabadheyda waxay mudan yihiin ayaa la marsiinayaa Ilaahey idankiis, midna Fahad ayuu qaraabo la yahay midna Madaxweynaha, umadda Soomaaliyeedey arka in dadkaas ay caqabad nagu yihiin, oo xaq darro ay nagu hayaan,\u201d ayey tiri Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Maamada ayaa sheegtay inay ku kalsoonyihiin Ra\u2019iisul Wasaare Rooble oo cadaaladda kiiskaas ay isaga ka sugayaan, \u201cUmadda Soomaaliyeed oo markii horaba i garab taagneed, waxaan leeyahay arka gardarada Farmaajo iyo labadaas nin ay igu hayaan.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_UkB1c-GJuk\" width=\"711\" height=\"400\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad oo dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ku gacan-seyrtay guddiga uu caawa Farmaajo u magacaabay baaritaanka kiiska gabadheeda, iyadoo sheegtay in kiiskaas ay baaritaankiisa u daba fadhiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. \u201cKuma qanacsanin, mana aqbali doonno guddiga uu madaxweyne Farmaajo u xil-saaray baaritaanka kiiska Ikraan, waxaan ku qanacsanahay maxkamadda ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162852,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162851","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad oo dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ku gacan-seyrtay guddiga uu caawa Farmaajo u magacaabay baaritaanka kiiska gabadheeda, iyadoo sheegtay in kiiskaas ay baaritaankiisa u daba fadhiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. \u201cKuma qanacsanin, mana aqbali doonno guddiga uu madaxweyne Farmaajo u xil-saaray baaritaanka kiiska Ikraan, waxaan ku qanacsanahay maxkamadda ciidamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-13T20:57:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1296\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"806\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png\",\"datePublished\":\"2021-09-13T20:57:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png\",\"width\":1296,\"height\":806},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo - Wardoon","og_description":"Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad oo dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa ku gacan-seyrtay guddiga uu caawa Farmaajo u magacaabay baaritaanka kiiska gabadheeda, iyadoo sheegtay in kiiskaas ay baaritaankiisa u daba fadhiyaan Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. \u201cKuma qanacsanin, mana aqbali doonno guddiga uu madaxweyne Farmaajo u xil-saaray baaritaanka kiiska Ikraan, waxaan ku qanacsanahay maxkamadda ciidamada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-13T20:57:52+00:00","og_image":[{"width":1296,"height":806,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/","name":"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png","datePublished":"2021-09-13T20:57:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Qaali.png","width":1296,"height":806},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-laf-dhuun-gashay-ayuu-nagu-noqday-gurigiisa-calaamad-ilaah-hakasoo-ifiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Farmaajo laf dhuun gashay ayuu nagu noqday gurigiisa calaamad ilaah hakasoo ifiyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162851"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162851"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162851\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162853,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162851\/revisions\/162853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162851"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162851"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162851"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}