{"id":162937,"date":"2021-09-16T17:42:54","date_gmt":"2021-09-16T14:42:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162937"},"modified":"2021-09-16T17:42:54","modified_gmt":"2021-09-16T14:42:54","slug":"farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162939\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"380\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble, kadib markii uu ku eedeeyay inuu soo saaro go\u2019aanno ku keli ah oo aan waafaqsanayn shuruucda iyo Dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa sheegay inuu ka mamnuucay raysal wasaare Rooble dhammaan warqadaha kasoo baxa xafiiskiisa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil magacaabis, inta laga dhammeystirayo doorashooyinka dalka oo ay u xilsaaran yihiin Guddiyada Madaxabannaan ee magacaaban.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama Wasiirka Koowaad ee XFS uu jabiyay Dastuurka KMG ah, waxaa la hakiyay awoodaha Wasiirka Koowaad iyo dhammaan warqadaha kasoo baxa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil magacaabis, inta laga dhammeystirayo doorashooyinka dalka,\u201d ayaa lagu yiri wareegtada kasoo baxay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Farmaajo wuxuu raysal wasaare Rooble ku eedeeyay inuu ka weecday waajibaadkii loo igmaday Xukuumadda ee ahaa ka shaqeynta doorashooyinka iyo amniga doorashooyinka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162938\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-13.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"908\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-13.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-13-218x300.jpeg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-13-305x420.jpeg 305w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble, kadib markii uu ku eedeeyay inuu soo saaro go\u2019aanno ku keli ah oo aan waafaqsanayn shuruucda iyo Dastuurka dalka. Farmaajo ayaa sheegay inuu ka mamnuucay raysal wasaare Rooble dhammaan warqadaha kasoo baxa xafiiskiisa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble, kadib markii uu ku eedeeyay inuu soo saaro go\u2019aanno ku keli ah oo aan waafaqsanayn shuruucda iyo Dastuurka dalka. Farmaajo ayaa sheegay inuu ka mamnuucay raysal wasaare Rooble dhammaan warqadaha kasoo baxa xafiiskiisa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-16T14:42:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/\",\"name\":\"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-16T14:42:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg\",\"width\":660,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday Farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble, kadib markii uu ku eedeeyay inuu soo saaro go\u2019aanno ku keli ah oo aan waafaqsanayn shuruucda iyo Dastuurka dalka. Farmaajo ayaa sheegay inuu ka mamnuucay raysal wasaare Rooble dhammaan warqadaha kasoo baxa xafiiskiisa, gaar ahaan xil kaqaadis ama xil [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-16T14:42:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":380,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/","name":"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg","datePublished":"2021-09-16T14:42:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021916637673797101846843.jpeg","width":660,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-yiri-waxaan-hakinayo-awoodaha-raysal-wasaare-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo yiri waxaan hakinayo awoodaha raysal wasaare Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162937"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162940,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162937\/revisions\/162940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}