{"id":162971,"date":"2021-09-17T17:37:31","date_gmt":"2021-09-17T14:37:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162971"},"modified":"2021-09-17T17:37:31","modified_gmt":"2021-09-17T14:37:31","slug":"daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162972\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegayay in Agaasimahii hore ee hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin diyaarad uu la socday lagu xanibay dalka Jabuuti ayaa waxaa arintaasi goordhaw ka hadlay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi.<\/p>\n<p>Agaasime Cabdirashiid Xaashi ayaa si cad u sheegay in dowladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xanibtay Lataliyaha Amniga Qaranka ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir iyo Saraakiil kale oo qeyb ka aheyd Safarka Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>&#8220;Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay falka xadgudubka ku ah xuquuqda musaafiriinta iyo shuruucda caalamiga ah ee Dawladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha Jabuuti ku xanibtay Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha JFS Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee wehlisa&#8221; ayuu yri Afhayeenka Madaxtooyada Cabdirashiid Maxamed Xaashi.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa intaasi ku daray in Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweye Farmaajo Fahad Yaasiin uu ka qayb gali rabay shirka Amniga Qaranka oo lagu wado inuu maalinta barito ah oo ay taariikhdu tahay 18-ka Sebteembar ka qabsoomo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F582362799615004%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegayay in Agaasimahii hore ee hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin diyaarad uu la socday lagu xanibay dalka Jabuuti ayaa waxaa arintaasi goordhaw ka hadlay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi. Agaasime Cabdirashiid Xaashi ayaa si cad u sheegay in dowladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162971","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegayay in Agaasimahii hore ee hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin diyaarad uu la socday lagu xanibay dalka Jabuuti ayaa waxaa arintaasi goordhaw ka hadlay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi. Agaasime Cabdirashiid Xaashi ayaa si cad u sheegay in dowladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-17T14:37:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-17T14:37:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegayay in Agaasimahii hore ee hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin diyaarad uu la socday lagu xanibay dalka Jabuuti ayaa waxaa arintaasi goordhaw ka hadlay Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi. Agaasime Cabdirashiid Xaashi ayaa si cad u sheegay in dowladda Jabuuti ay garoonka diyaaradaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-17T14:37:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/","name":"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg","datePublished":"2021-09-17T14:37:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/af-hayenka.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-afhayeenka-farmaajo-oo-qiray-in-laxiray-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Afhayeenka Farmaajo oo qiray in laxiray Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162971"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162971"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162973,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162971\/revisions\/162973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}