{"id":162974,"date":"2021-09-17T17:51:58","date_gmt":"2021-09-17T14:51:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162974"},"modified":"2021-09-17T17:54:50","modified_gmt":"2021-09-17T14:54:50","slug":"df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162975\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1706\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-2048x1365.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-1068x712.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Ilo-wareedyo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo diiday in magacooda la sheego ayaa Idaacadda VOA u sheegay in laamaha amniga Soomalaiya ay amreen in Fahad Yaasiin aysan dayuuraduhu keeni karin Muqdishu.<\/p>\n<p>Waxay ku eedeeyen inuu Muqdisho ka waday abaabul ciidan iyo inuu khalkhal geliyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhinaca kalena, Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Jabuuti ayaa sheegay in Fahad Yaasiin oo ay la socdaan ilaa 40 qof oo saarnaa diyaaradda Turkish Airlines ay diyaaraddu heshay amar ah inaysan iman karin Muqdisho.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Jabuuti oo diiday in magaciisa la sheego ayaa sheegay in haddii Fahad iyo wafdiga la socda aysan u safri karin Muqdishu ay ku celin doonaan halkii uu asal ahaan safarkiisu kasoo bilowday oo ah magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Jabuuti ay xirtay taiyihii hore ee Hay\u2019adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin oo dhowaan loo magacaabay inuu noqdo la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa arrintaas u tilmaamay mid aan sharci ahayn oo aan sii xoojinayn xiriirka labada dawladood. Waxa u sheegya in dawladda Soomaaliya ay ka xuntahay falka ku xadgudubka ah ee xuquuqda musaafiriinta iyo shuruucda caalamiga ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6232736.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo-wareedyo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo diiday in magacooda la sheego ayaa Idaacadda VOA u sheegay in laamaha amniga Soomalaiya ay amreen in Fahad Yaasiin aysan dayuuraduhu keeni karin Muqdishu. Waxay ku eedeeyen inuu Muqdisho ka waday abaabul ciidan iyo inuu khalkhal geliyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Dhinaca kalena, Ilo lagu kalsoon yahay oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162975,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162974","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilo-wareedyo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo diiday in magacooda la sheego ayaa Idaacadda VOA u sheegay in laamaha amniga Soomalaiya ay amreen in Fahad Yaasiin aysan dayuuraduhu keeni karin Muqdishu. Waxay ku eedeeyen inuu Muqdisho ka waday abaabul ciidan iyo inuu khalkhal geliyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Dhinaca kalena, Ilo lagu kalsoon yahay oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-17T14:51:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-17T14:54:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-17T14:51:58+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-17T14:54:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1706},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Ilo-wareedyo ka tirsan laamaha amniga Soomaaliya oo diiday in magacooda la sheego ayaa Idaacadda VOA u sheegay in laamaha amniga Soomalaiya ay amreen in Fahad Yaasiin aysan dayuuraduhu keeni karin Muqdishu. Waxay ku eedeeyen inuu Muqdisho ka waday abaabul ciidan iyo inuu khalkhal geliyo garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Dhinaca kalena, Ilo lagu kalsoon yahay oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-17T14:51:58+00:00","article_modified_time":"2021-09-17T14:54:50+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1706,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/","name":"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg","datePublished":"2021-09-17T14:51:58+00:00","dateModified":"2021-09-17T14:54:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Garoonka-Aadan-Cadde-Airport-scaled-1.jpeg","width":2560,"height":1706},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-amray-dayuuradaha-inaysan-dalka-keeni-karin-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-DF oo amray dayuuradaha inaysan dalka keeni karin Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162974"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162974"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162974\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162978,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162974\/revisions\/162978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162974"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162974"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162974"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}