{"id":162979,"date":"2021-09-17T21:31:30","date_gmt":"2021-09-17T18:31:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162979"},"modified":"2021-09-17T21:31:30","modified_gmt":"2021-09-17T18:31:30","slug":"beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162980\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha Beesha Caalamka iyo hay&#8217;addaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa War saxafadeed si wadajir ah uga soo saaray khilaafka daba dheeraaday ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<div align=\"justify\">War saxafadeedka ayaa beesha Caalamka waxay ku sheegeen iney walaac xoogan ka muujinayaan khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Iyadoo dadka Soomalaiyeed ay xusayaan sannad-guuradii 1aad ee kasoo wareegtay Heshiiskii 17kii Sebteembar, ayaa saaxiibbada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin in khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra&#8217;iisul Wasaaraha uu wiiqi doono xasilloonida Soomaaliya isla markaana uu carqaladayn doono geeddi-socodka doorashada&#8221;ayaa lagu yiri warka kasoo baxay beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Qoraalka beesha Caalamka ayaa sidoo kale waxaa loogu baaqay madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha iney ka shaqeyaan sidii ay xal uga gaari lahayeen khilaafka u dhaxeeya labadooda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku boorinaynaa Madaxweynaha iyo Ra&#8217;iisul Wasaaraha inay si degdeg ah u xalliyaan khilaafkooda, ayna ka fogaadaan isweydaarsiga qoraalada guud ee aan waxtarka u lahayn bulshada iyo ogeysiisyada hawlwadeennada, ayna dib diiradda u saaraan sidii loo soo gabagabayn lahaa doorashooyinkii waqtigooda dib uga dhacay iyadoo aan dib u dhac kale dhicin&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii beesha Caalamka ayaa xustay Dadka Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin oo ay mudan yihiin maamul dowladeed oo wax ku ool ah oo loo dhan yahay. Kala-qaybsanaanta socota iyo siyaasadeynta hadda socota waa halis wiiqi karta horumarka muhiimka ah ee lagu tallaabsaday.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Beesha Caalamka iyo hay&#8217;addaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa War saxafadeed si wadajir ah uga soo saaray khilaafka daba dheeraaday ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble. War saxafadeedka ayaa beesha Caalamka waxay ku sheegeen iney walaac xoogan ka muujinayaan khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. &#8220;Iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha Beesha Caalamka iyo hay&#8217;addaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa War saxafadeed si wadajir ah uga soo saaray khilaafka daba dheeraaday ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble. War saxafadeedka ayaa beesha Caalamka waxay ku sheegeen iney walaac xoogan ka muujinayaan khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. &#8220;Iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-17T18:31:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/\",\"name\":\"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-17T18:31:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","og_description":"Xubnaha Beesha Caalamka iyo hay&#8217;addaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa War saxafadeed si wadajir ah uga soo saaray khilaafka daba dheeraaday ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble. War saxafadeedka ayaa beesha Caalamka waxay ku sheegeen iney walaac xoogan ka muujinayaan khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya. &#8220;Iyadoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-17T18:31:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/","name":"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg","datePublished":"2021-09-17T18:31:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021917637674787988039615.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-khilaafka-u-dhaxeeya-farmaajo-iyo-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha Caalamka oo ka hadashay Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162979"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162981,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162979\/revisions\/162981"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}