{"id":162982,"date":"2021-09-17T21:33:57","date_gmt":"2021-09-17T18:33:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162982"},"modified":"2021-09-17T22:08:41","modified_gmt":"2021-09-17T19:08:41","slug":"diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/","title":{"rendered":"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162983\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg\" alt=\"\" width=\"919\" height=\"588\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg 919w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin-300x192.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin-768x491.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin-696x445.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin-656x420.jpeg 656w\" sizes=\"(max-width: 919px) 100vw, 919px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in diyaaradii waday Taliyihii hore ee Hay\u2019adda NISA Fahad Yaasiin hadana ah la taliyaha Amniga Qaranka Farmaajo ay dib ugu laabatay magaalada Istanbuul oo markii hore kasoo duushay.<\/p>\n<p>Diyaaradan oo saakay kasoo degtay garoonka Diyaaradaha Jabuuti ayaa saacado badan halkaasi ku xayirneed, waxaana diyaaradan ay la socdeen rakaab badan uu ku jiray Fahad Yaasiin dowlada Jabuuti ku amartay in dib ugu laabato Istanbuul.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Djibout Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in Dhammaan rakaabkii saarnaa dayuuraddii Turkish Airways ee maanta ee Muqdisho u socotay ay ku laabatay Istambul si ay u raacaan duullimaad kale oo Muqdisho u socda.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno Villa Soomaaliya ayaa wada qorshe kale oo ku aadan in diyaarad kale Fahad Yaasiin kasoo raaco dalka Turkiga taas oo si toos ah uga soo dageysa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa qorshuhu yahay in uu ka qeyb galo shirka Amniga Qaranka uu dhawaan Iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo si uu uga warbixiyo kiiska dilka loo geestay Ikraan Tahliil uu horey u codsaday in halkaasi kusoo bandhigayo xogaha uu hayo.<\/p>\n<p>Wali lama oga in Fahad Yaasiin isla beri kasoo degayo magaalada Muqdisho iyo in uu safarkiisa dib u dhiganayo, waxaana hadal heynta maanta aheyd Socdaalka Fahad Yaasiin ee Muqdisho oo dowlada Jabuuti baajisay saacadana ku xayirtay garoonka Jabuuti.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaana ku eedeesay dowlada Jabuuti in Fahad Yaasiin ku xayirtay garoonka diyaaradaha Jabuuti una diiday in diyaaradii uu la socday oo ku hakatay Jabuuti usoo gudubto Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in diyaaradii waday Taliyihii hore ee Hay\u2019adda NISA Fahad Yaasiin hadana ah la taliyaha Amniga Qaranka Farmaajo ay dib ugu laabatay magaalada Istanbuul oo markii hore kasoo duushay. Diyaaradan oo saakay kasoo degtay garoonka Diyaaradaha Jabuuti ayaa saacado badan halkaasi ku xayirneed, waxaana diyaaradan ay la socdeen rakaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162983,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in diyaaradii waday Taliyihii hore ee Hay\u2019adda NISA Fahad Yaasiin hadana ah la taliyaha Amniga Qaranka Farmaajo ay dib ugu laabatay magaalada Istanbuul oo markii hore kasoo duushay. Diyaaradan oo saakay kasoo degtay garoonka Diyaaradaha Jabuuti ayaa saacado badan halkaasi ku xayirneed, waxaana diyaaradan ay la socdeen rakaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-17T18:33:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-17T19:08:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"919\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"588\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/\",\"name\":\"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-17T18:33:57+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-17T19:08:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg\",\"width\":919,\"height\":588},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in diyaaradii waday Taliyihii hore ee Hay\u2019adda NISA Fahad Yaasiin hadana ah la taliyaha Amniga Qaranka Farmaajo ay dib ugu laabatay magaalada Istanbuul oo markii hore kasoo duushay. Diyaaradan oo saakay kasoo degtay garoonka Diyaaradaha Jabuuti ayaa saacado badan halkaasi ku xayirneed, waxaana diyaaradan ay la socdeen rakaab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-17T18:33:57+00:00","article_modified_time":"2021-09-17T19:08:41+00:00","og_image":[{"width":919,"height":588,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/","name":"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg","datePublished":"2021-09-17T18:33:57+00:00","dateModified":"2021-09-17T19:08:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/fahad-yasin.jpeg","width":919,"height":588},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaaradii-wadayfahad-yaasiin-oo-dib-loogu-celiyay-turkiga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaaradii waday Fahad Yaasiin oo dib loogu celiyay Turkiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162982"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162982"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162985,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162982\/revisions\/162985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}