{"id":163247,"date":"2021-09-28T11:22:59","date_gmt":"2021-09-28T08:22:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163247"},"modified":"2021-09-28T11:22:59","modified_gmt":"2021-09-28T08:22:59","slug":"musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/","title":{"rendered":"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163220\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi-300x300.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi-150x150.jpeg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay guddiga maamulka doorashada kuraasta baarlamaanka federaalka ee gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in Talaadada maanta ay bilaaban doonto hadal jeedinta musharaxiinta Aqalka Sare, waxaana oo horay loo soo saaray liiska xubnaha u tartamaya 11-kaas kuraasi ee reer waqooyiga.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa dhamaan musharixiintii is diiwan gelisay ku war-geliyey in Talaadada maanta ee 28-ka bisha ay si rasmi ah u bilaaba doonto hadal jeedinta musharaxiinta oo ka dhaceysa teendhada Afisyooni oo xeyndaabka Xalane ku taalla.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga maamulka Doorashada kuraasta gobolada waqooyi Somaliland waxay ogaysiinayaan dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in berrito oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28-09-2021(Talaada) ay si rasmiya u\u00a0 bilaaman doonto hadal jeedintii(khudbadihii) musharixiinta.\u00a0Goobta: Xerada Afisiyoone\u00a0Saacada: 8:00 Am, subaxnimo\u00a0Fadlan Waxa Laga codsanayaa musharixiinta in ay dhowraan wakhtiga,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka guddiga.<\/p>\n<p>Khudbadaha musharaxiinta kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee reer waqooyiga oo loo balansanaa in Isniintii shaalay la bilaabo ayaa waxaa habeen ka hor lagu baajiyey qoraal ka soo baxay isla gudigaan, iyadoo aan weli la shaaciyey sababta keentay dib u dhacaas halka maalin ah.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-4\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_3333420\" data-id=\"vi_3333420_704\">\n<div id=\"vi_3333420_704\" class=\"vi_outstream\">\n<div id=\"wrapper_vi_3333420_704\" class=\"wrapper_outstream\">\n<div id=\"vi_obbanner_vi_3333420_704\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Qoraalkii horay uga soo baxay guddiga maamulka doorashada kuraasta gobollada waqooyi ayaa lagu yiri, \u201cWaxaan ku war gelinaynaa dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in uu dib u dhac ku yimid\u00a0 hadal jeedintii berri ay jeedin lahaayeen musharixiintu. Dib ayaan kasoo sheegi doonaa wakhtiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay guddiga maamulka doorashada kuraasta baarlamaanka federaalka ee gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in Talaadada maanta ay bilaaban doonto hadal jeedinta musharaxiinta Aqalka Sare, waxaana oo horay loo soo saaray liiska xubnaha u tartamaya 11-kaas kuraasi ee reer waqooyiga. Guddiga ayaa dhamaan musharixiintii is diiwan gelisay ku war-geliyey in Talaadada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal ka soo baxay guddiga maamulka doorashada kuraasta baarlamaanka federaalka ee gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in Talaadada maanta ay bilaaban doonto hadal jeedinta musharaxiinta Aqalka Sare, waxaana oo horay loo soo saaray liiska xubnaha u tartamaya 11-kaas kuraasi ee reer waqooyiga. Guddiga ayaa dhamaan musharixiintii is diiwan gelisay ku war-geliyey in Talaadada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-28T08:22:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/\",\"name\":\"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-28T08:22:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg\",\"width\":640,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya - Wardoon","og_description":"Qoraal ka soo baxay guddiga maamulka doorashada kuraasta baarlamaanka federaalka ee gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa lagu shaaciyey in Talaadada maanta ay bilaaban doonto hadal jeedinta musharaxiinta Aqalka Sare, waxaana oo horay loo soo saaray liiska xubnaha u tartamaya 11-kaas kuraasi ee reer waqooyiga. Guddiga ayaa dhamaan musharixiintii is diiwan gelisay ku war-geliyey in Talaadada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-28T08:22:59+00:00","og_image":[{"width":640,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/","name":"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg","datePublished":"2021-09-28T08:22:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/gudi.jpeg","width":640,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharixiinta-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-khudbadohooda-jeedinaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharixiinta aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo maanta khudbadohooda jeedinaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163247"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163248,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163247\/revisions\/163248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}