{"id":163319,"date":"2021-09-29T14:49:31","date_gmt":"2021-09-29T11:49:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163319"},"modified":"2021-09-29T14:49:31","modified_gmt":"2021-09-29T11:49:31","slug":"prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163320\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa goordhoweyd soo dhamaatay doorashada Kursiga Saddexaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana loo doortay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar.<\/p>\n<p>Kursiga 3-aad ayaa waxaa ku tartamayey Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, Prof. Cabdi Ismaacil Samatar, Cabdiraxmaan Cismaan Cali iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali oo asagu ku haray wareega 1-aad.<\/p>\n<p>Wareega labaad ee doorashada oo ay isku soo hareen Prof. Cabdi Ismaacil Samatar iyo Prof. Maxamed Maxamuud Allabari ayaa waxa uu helay Prof Samatar 25 cod, halka 21 Cod uu helay musharaxa la tartamayey.<\/p>\n<p>Waxaa billaabaneysa goordhow doorashada Kursiga 4aad, kaasi oo ay ku tartami doonaan Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe iyo Cabdikariim Maxamed Xasan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa kursiga 2aad oo ay ku tartamayeen Wasiirka Dastuurka dowladda federaalka Soomaliya, Saalax Axmed Jaamac iyo Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Ibrahim Iidle Suleymaan, ku guuleystay Saalax Axmed Jaamac.<\/p>\n<p>Wasiirka Dastuurka, Saalax Axmed Jaamac ayaa Kursiga 2aad ku helay codad gaaraya 29, halka Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare uu helay 12 cod.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa goor sii horeysay, Kursiga 1aad loo doortay guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartamayey ee Saciid Cumar Xuseen oo habeen ka hor isku diiwaan-geliyey tartanka doorashada ee Somaliland.<\/p>\n<p>Intaasi kadib Cabdi Xaashi ayaa waxaa loo qaaday codeyn gacan taag ah, wuxuuna helay 44 cod, sida uu shaaciyey guddiga hirgelinta doorashada kuraasta gobollada waqooyi.<\/p>\n<p>Natiijadan ayaa aheyd mid horey loo sii ogaa, iyada oo loo saadaalinayey inuu ku soo baxayo Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo 4 sano soo ahaa guddoomiyaha Aqalka Sare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhoweyd soo dhamaatay doorashada Kursiga Saddexaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana loo doortay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar. Kursiga 3-aad ayaa waxaa ku tartamayey Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, Prof. Cabdi Ismaacil Samatar, Cabdiraxmaan Cismaan Cali iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali oo asagu ku haray wareega 1-aad. Wareega labaad ee doorashada oo ay isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163320,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163319","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhoweyd soo dhamaatay doorashada Kursiga Saddexaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana loo doortay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar. Kursiga 3-aad ayaa waxaa ku tartamayey Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, Prof. Cabdi Ismaacil Samatar, Cabdiraxmaan Cismaan Cali iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali oo asagu ku haray wareega 1-aad. Wareega labaad ee doorashada oo ay isku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-29T11:49:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-29T11:49:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhoweyd soo dhamaatay doorashada Kursiga Saddexaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana loo doortay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar. Kursiga 3-aad ayaa waxaa ku tartamayey Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, Prof. Cabdi Ismaacil Samatar, Cabdiraxmaan Cismaan Cali iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali oo asagu ku haray wareega 1-aad. Wareega labaad ee doorashada oo ay isku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-29T11:49:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/","name":"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg","datePublished":"2021-09-29T11:49:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/ax.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/prof-cabdi-ismaaciil-samatar-oo-loo-doortay-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Aqalka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163319"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163319"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163319\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163321,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163319\/revisions\/163321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163320"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163319"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163319"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163319"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}