{"id":163427,"date":"2021-10-02T00:51:56","date_gmt":"2021-10-01T21:51:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163427"},"modified":"2021-10-02T00:51:56","modified_gmt":"2021-10-01T21:51:56","slug":"rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/","title":{"rendered":"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163431\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeynayaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhacay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadkii dhaawacmay.<\/p>\n<p>Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda iyada ayaana mas\u2019uul ka ah amniga deegaannada Galmudug , sidaas awgeed waa in laga dheeraado tallaab kasta oo u muuqata mid lagu carqaladaynayo Galmudug.<\/p>\n<p>Cid kasta oo qabta tabasho waa in ay u martaa xalka dariiq nabadeed, waana in la joojiyaa abaabulka hubaysan iyo weerarada baal-marsan sharciga taas oo halis ku ah xasilloonida, nidaamka iyo kala danbaynta.<\/p>\n<p>Hoggaanka Galmudug waxaa ay mas\u2019uuliyad ka saaran tahay ilaalinta nabadgalyada, kala danbaynta iyo wadajirka reer Galmudug, waana in si deg deg ah loo xalliyo xiisadaha iyo khilaafaadka kale ee aan rabshadaha wadan .<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ugu baaqayaa dhamaan reer Galmudug maamul iyo shacab in ay gacmaha is qabsadaan una midoobaan dagaalka argagixisada Alshabaab iyo cid kasta oo halis ku ah xasilloonida, dowladnimada iyo horumarka Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163430\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl.jpeg\" alt=\"\" width=\"1240\" height=\"1754\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl.jpeg 1240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-212x300.jpeg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-696x985.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-1068x1511.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gl-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 1240px) 100vw, 1240px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug. Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeynayaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhacay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadkii dhaawacmay. Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163431,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug. Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeynayaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhacay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadkii dhaawacmay. Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-01T21:51:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/\",\"name\":\"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-01T21:51:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug. Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeynayaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhacay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadkii dhaawacmay. Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-01T21:51:56+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/","name":"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg","datePublished":"2021-10-01T21:51:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/rooble.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-caawa-war-kasoo-saaray-xiisada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo caawa war kasoo saaray Xiisada Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163427"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163427"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163432,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163427\/revisions\/163432"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163431"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}