{"id":163461,"date":"2021-10-03T11:55:06","date_gmt":"2021-10-03T08:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163461"},"modified":"2021-10-03T11:55:06","modified_gmt":"2021-10-03T08:55:06","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163416\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"945\" height=\"630\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg 945w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2-696x464.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 945px) 100vw, 945px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan abaabul dagaal ay wadaan ciidamada dowlada federaalka oo gacan siinaya kuwa Galmudug iyo ciidamada Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidamo aad u badan oo laga qaaday magaalada Muqdisho kuwaa oo la geeyay Dhuusomareeb, waxaana ciidankan lagu xoojiyay ciidankii horey ugu sugnaa Dhuusomareeb iyo duleedkeeda.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa hada waxaa ka socda abaabul ay wadaan ciidanka dowlada iyo kuwa Galmudug kuwaa oo suurto gal tahay in ay duulaan ku qaadaan magaalada Guriceel iyo deegaano kale ay joogaan Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Dhinaca kale magaalada Guriceel waxaa ka socda abaabul dagaal oo dhankooda ay wadaan ciidamada taabacsan Ahlu Sunna kuwaa oo isku diyaarinaya in ay weeraraan deegaano hor leh ay joogaan ciidanka dowlada iyo kuwa Galmudug.<\/p>\n<p>Magaalada Guriceel iyo deegaano kale waxaa ka bilowday barakac ay sameenayaan dadka shacabka ah kuwaa oo ka cabsi qaba in korkooda ku dagaalamaan ciidamada dowlada iyo kuwa kooxda Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaan wali si rasmi ah uga hadlin ciidanka Ahlu Sunna ee la wareegay magaalada Guriceel kuna soo dhawaanaya magaalada Dhuusomareeb, waxaana madaxda Galmudug saacadihii lasoo dhaafay lahaayeen kulamo xiisada taagan looga arinsanayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan abaabul dagaal ay wadaan ciidamada dowlada federaalka oo gacan siinaya kuwa Galmudug iyo ciidamada Ahlu Sunna. Magaalada Dhuusomareeb waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidamo aad u badan oo laga qaaday magaalada Muqdisho kuwaa oo la geeyay Dhuusomareeb, waxaana ciidankan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163416,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan abaabul dagaal ay wadaan ciidamada dowlada federaalka oo gacan siinaya kuwa Galmudug iyo ciidamada Ahlu Sunna. Magaalada Dhuusomareeb waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidamo aad u badan oo laga qaaday magaalada Muqdisho kuwaa oo la geeyay Dhuusomareeb, waxaana ciidankan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-03T08:55:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"945\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"630\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-03T08:55:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg\",\"width\":945,\"height\":630},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan abaabul dagaal ay wadaan ciidamada dowlada federaalka oo gacan siinaya kuwa Galmudug iyo ciidamada Ahlu Sunna. Magaalada Dhuusomareeb waxaa saacadihii lasoo dhaafay gaaray ciidamo aad u badan oo laga qaaday magaalada Muqdisho kuwaa oo la geeyay Dhuusomareeb, waxaana ciidankan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-03T08:55:06+00:00","og_image":[{"width":945,"height":630,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg","datePublished":"2021-10-03T08:55:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sun-2.jpeg","width":945,"height":630},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xiisada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163462,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163461\/revisions\/163462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}