{"id":163511,"date":"2021-10-03T19:19:50","date_gmt":"2021-10-03T16:19:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163511"},"modified":"2021-10-03T19:19:50","modified_gmt":"2021-10-03T16:19:50","slug":"wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/","title":{"rendered":"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee waxbarashada iyo tacliinta sare Soomaaliya, Khadra bashiir Cali\u00a0 ayaa ku geeriyootay magaalada columbus ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Marxuumada ayaa lasoo shaqeysay xukuumadii Raysal wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed sanadihii 2014 -2015, waxayna ahayd wasiirkii ugu horreeyay ee billaabay imtixaanka midaysan ee heer federalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad khadra Bashiir Cali.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xusay doorkii Marxuumaddu ay ka soo qaadatay horumarinta Waxbarashada Dalka muddadii ay haysey Xilka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootey Alle ha u naxariistee khadra Bashiir Cali oo ahayd Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada. Marxuumaddu, intii ay ahayd Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada waxa ay door wanaagsan ka soo qaadatay Horumarinta mustaqbalka iyo Waxbarashada ubadka Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Marxuumadda Alle u weydiiyey in uu hoygeeda ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka ay baxday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee waxbarashada iyo tacliinta sare Soomaaliya, Khadra bashiir Cali\u00a0 ayaa ku geeriyootay magaalada columbus ee dalka Maraykanka. Marxuumada ayaa lasoo shaqeysay xukuumadii Raysal wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed sanadihii 2014 -2015, waxayna ahayd wasiirkii ugu horreeyay ee billaabay imtixaanka midaysan ee heer federalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163512,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee waxbarashada iyo tacliinta sare Soomaaliya, Khadra bashiir Cali\u00a0 ayaa ku geeriyootay magaalada columbus ee dalka Maraykanka. Marxuumada ayaa lasoo shaqeysay xukuumadii Raysal wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed sanadihii 2014 -2015, waxayna ahayd wasiirkii ugu horreeyay ee billaabay imtixaanka midaysan ee heer federalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-03T16:19:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/\",\"name\":\"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-03T16:19:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee waxbarashada iyo tacliinta sare Soomaaliya, Khadra bashiir Cali\u00a0 ayaa ku geeriyootay magaalada columbus ee dalka Maraykanka. Marxuumada ayaa lasoo shaqeysay xukuumadii Raysal wasaare Cabdiweli Sheikh Axmed sanadihii 2014 -2015, waxayna ahayd wasiirkii ugu horreeyay ee billaabay imtixaanka midaysan ee heer federalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-03T16:19:50+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/","name":"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg","datePublished":"2021-10-03T16:19:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/2021103637688585800199786.jpeg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiiradii-hore-ee-waxbarashada-soomaaliya-oo-geeriyootay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiiradii hore ee waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163511"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163513,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163511\/revisions\/163513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}