{"id":163517,"date":"2021-10-03T19:30:19","date_gmt":"2021-10-03T16:30:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163517"},"modified":"2021-10-03T19:30:19","modified_gmt":"2021-10-03T16:30:19","slug":"daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163518\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png\" alt=\"\" width=\"1130\" height=\"778\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png 1130w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-300x207.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-1024x705.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-768x529.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-100x70.png 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-218x150.png 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-696x479.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-1068x735.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar-610x420.png 610w\" sizes=\"(max-width: 1130px) 100vw, 1130px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koofur Galbeed ayaa si adag uga hadlay musaafurinta ay Somaliland ka bilowday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.<\/p>\n<p>Xildhibaan Idiris ayaa sheegay in tallaabada ay qaaday xukuumadda Muuse Biixi ay tahay mid ugub ah oo meel ka dhac ah, isagoona sheegay in uu diyaarinayo in arrintaas dacwadeeda la geeyo maxkamadda caalamiga ah.<\/p>\n<p>\u201cWaa arrin dhaqan xumo xadgudub ah, dacwad ayaa qoreynaa maxkamadda adduunka ku dacwooneyna, aniga waxaa metala baarlamaanka Afrika, madaxda baarlamaanka Afrika iyo Midowga Afrika waa u dirayaa, waa nasiib darro in dad hantidooda la dhaco, la jirdilo oo la soo masaafuriyo,\u201d ayuu yiri Xildhibaan Idiris.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in go\u2019aanka dadkaas lagu masaafurinayay uu bixiyay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayada oo uu fuliyay Taliyaha qeybta gobolka Sool, oo ku eedeyay in lagula xisaabtami doono tacadiyada ka dhanka ah dadkaas.<\/p>\n<p>\u201cWaa nasiib darro, waa arrin qalad ah oo aheyd in ay ka hadlaan Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka, Mahdi Guuleed iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi, waana dadka Koonfurta Soomaaliya oo dhan ma aha arrintaan waa dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaa arrin aan laga fileyn Soomaali oo weligeed ka dhicin, Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe abti baa loo yahay waa soo dhaweyn ayaga oo qaxooti ah ayey no-yimaadeen, oo meesha ayey ka guursadeen waxay aheyd in dadkaana sidaas u soo dhaweeyan.\u201d<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa xili ay sare u kacday xiisada ka dhalatay masaafurinta ay Somaliland ka bilowday magaalada Laascaanood, kaasi oo si gaar ah loogu beegsanayo dadka kasoo jeeda Koonfurta oo muddo badan deganaa magaaladaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/e9znlEAmJIQ\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koofur Galbeed ayaa si adag uga hadlay musaafurinta ay Somaliland ka bilowday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Xildhibaan Idiris ayaa sheegay in tallaabada ay qaaday xukuumadda Muuse Biixi ay tahay mid ugub ah oo meel ka dhac ah, isagoona sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koofur Galbeed ayaa si adag uga hadlay musaafurinta ay Somaliland ka bilowday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Xildhibaan Idiris ayaa sheegay in tallaabada ay qaaday xukuumadda Muuse Biixi ay tahay mid ugub ah oo meel ka dhac ah, isagoona sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-03T16:30:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1130\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"778\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png\",\"datePublished\":\"2021-10-03T16:30:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png\",\"width\":1130,\"height\":778},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee laga soo doorto Koofur Galbeed ayaa si adag uga hadlay musaafurinta ay Somaliland ka bilowday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Xildhibaan Idiris ayaa sheegay in tallaabada ay qaaday xukuumadda Muuse Biixi ay tahay mid ugub ah oo meel ka dhac ah, isagoona sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-03T16:30:19+00:00","og_image":[{"width":1130,"height":778,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/","name":"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png","datePublished":"2021-10-03T16:30:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/dhaqtar.png","width":1130,"height":778},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-idiris-dhaqtar-dacwad-ayaan-kagudbinaynaa-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaan Idiris Dhaqtar dacwad ayaan kagudbinaynaa Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163517"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163517"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163519,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163517\/revisions\/163519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}