{"id":163611,"date":"2021-10-06T16:50:03","date_gmt":"2021-10-06T13:50:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163611"},"modified":"2021-10-06T16:50:03","modified_gmt":"2021-10-06T13:50:03","slug":"abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/","title":{"rendered":"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163613\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIIYE.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"380\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIIYE.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIIYE-300x173.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa maanta soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda cusub ee Itoobiya hogaamin doonta 5ta sano ee soo socoto.<\/p>\n<p>Wasiirada maanta la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub oo saaxadda siyaasaddu hadda ugu horeyso, kuwo xilal hore dawladda ka hayay iyo kuwo wasaaradahoodii un lagu celiyay mar kale.<\/p>\n<p>Haddaba qaar kamid ah wasiirada cusub ee la magacaabay ayaa ka kala yimid xisbiyada ugu tunka wayn kuwa mucaaradka sida OLF, EZEMA IYO NAMA oo ka kala socda Degaanada Oromada, Dhabuubka (Waqooyiga) iyo Axmaarada.<\/p>\n<p>Abiyi Axmed ayaa sidoo kale golaha kusoo daray wasaarado cusub sida Wasaaradda Waraabka Dooxooyinka iyo dhulka joogiisu hooseeyo oo loo magacaabay Aisha Mohamed.<\/p>\n<p>Axmed Shide oo ah Wasiirka Maaliyadda isaga halkiisii umbaa loodaayay oo uu joogaa, waana wasiirka kaliya ee Dowlad degaanka Soomaalida kasoo jeeda ee ilaa hadda la hubo inuu ka dhex muuqdo golaha wasiirada maanta la dhisay.<\/p>\n<p>Dadka Dowlad degaanka Soomaalida kasoo jeeda ayaa ka gaws qabsaday qaabka uu Abiyi Axmed u dhisay golihiisa cusub ee wasiirada. Waxayna noqonaysaa markii u horeysay ee hal xubin oo kaliya oo dowlad degaanka kasoo jeedaa uu heer fadaraal ka dhex muuqdo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163612\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY.jpeg\" alt=\"\" width=\"490\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY.jpeg 490w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-153x300.jpeg 153w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-214x420.jpeg 214w\" sizes=\"(max-width: 490px) 100vw, 490px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa maanta soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda cusub ee Itoobiya hogaamin doonta 5ta sano ee soo socoto. Wasiirada maanta la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub oo saaxadda siyaasaddu hadda ugu horeyso, kuwo xilal hore dawladda ka hayay iyo kuwo wasaaradahoodii un lagu celiyay mar kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa maanta soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda cusub ee Itoobiya hogaamin doonta 5ta sano ee soo socoto. Wasiirada maanta la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub oo saaxadda siyaasaddu hadda ugu horeyso, kuwo xilal hore dawladda ka hayay iyo kuwo wasaaradahoodii un lagu celiyay mar kale. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-06T13:50:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/\",\"name\":\"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-06T13:50:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa maanta soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda cusub ee Itoobiya hogaamin doonta 5ta sano ee soo socoto. Wasiirada maanta la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub oo saaxadda siyaasaddu hadda ugu horeyso, kuwo xilal hore dawladda ka hayay iyo kuwo wasaaradahoodii un lagu celiyay mar kale. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-06T13:50:03+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/","name":"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg","datePublished":"2021-10-06T13:50:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/ABIY-1.jpeg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiyi-axmed-oo-hal-wasiir-kaliya-kasiiyay-somalida-golihiisa-wasiirada-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiyi Axmed oo Hal wasiir kaliya kasiiyay somalida golihiisa wasiirada cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163611"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163615,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163611\/revisions\/163615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}