{"id":163683,"date":"2021-10-10T11:54:51","date_gmt":"2021-10-10T08:54:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163683"},"modified":"2021-10-10T11:54:51","modified_gmt":"2021-10-10T08:54:51","slug":"daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/","title":{"rendered":"DAAWO:-NISA oo baabi&#8217;isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163684\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA-300x171.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo katirsan barlamaanka dowladda federalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday, ayaa ku eedeysay hay\u2019adda NISA in ay baabi\u2019isay dhammaan caddeymihii suurtoo galin lahaa in wax laga ogaado cidda ku lug lahayd kiiska Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aamino oo katirsan ehelada Ikran Tahliil, waxay sheegtay guddigii loo xilsaaray baaritanka kiiskan, in hay\u2019adda NISA ay u diiday in ay wareysiyo la yeeshaan dadka lagu tuhmayo in ay ku lug leeyihiin kiiska Ikraan iyo in guddigu baaritaan ka sameeyo goobtii laga qafaashay.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamadda iyo xeer ilaalintu waxay noo caddeeyeen in kiiskan ay ku geedaaman yihiin caqabado badan oo aysan suurtagal ahayn in si sax ah loo baaro kiiska, meelna uu ku dhamaado, iyagoo sabab uga dhigaya in loo diiday in ay galaan xaruntii NISA, ama meeshii dhibku ka dhacay, si loo helo xogo sax ah,\u201d ayay tiri xildhibaan Aamino.<\/p>\n<p>Xildhibaannada waxay sheegtay arrimahan oo idil in uu mas&#8217;uul ka yahay, taliyaha cusub ee NISA ee uu madaxweyne Farmaajo magacaabay, Yaasiin Faray, kaasoo ay sheegtay in uusan marna doonayn in kiiska wax laga ogaado.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/f3L-p8Yqdss\" width=\"709\" height=\"399\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5bA1MHsUD1I\" width=\"709\" height=\"399\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo katirsan barlamaanka dowladda federalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday, ayaa ku eedeysay hay\u2019adda NISA in ay baabi\u2019isay dhammaan caddeymihii suurtoo galin lahaa in wax laga ogaado cidda ku lug lahayd kiiska Ikraan Tahliil. Xildhibaan Aamino oo katirsan ehelada Ikran Tahliil, waxay sheegtay guddigii loo xilsaaray baaritanka kiiskan, in hay\u2019adda NISA ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163684,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163683","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-NISA oo baabi&#039;isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-NISA oo baabi&#039;isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo katirsan barlamaanka dowladda federalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday, ayaa ku eedeysay hay\u2019adda NISA in ay baabi\u2019isay dhammaan caddeymihii suurtoo galin lahaa in wax laga ogaado cidda ku lug lahayd kiiska Ikraan Tahliil. Xildhibaan Aamino oo katirsan ehelada Ikran Tahliil, waxay sheegtay guddigii loo xilsaaray baaritanka kiiskan, in hay\u2019adda NISA ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-10T08:54:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/\",\"name\":\"DAAWO:-NISA oo baabi'isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-10T08:54:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg\",\"width\":660,\"height\":376},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-NISA oo baabi&#8217;isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-NISA oo baabi'isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-NISA oo baabi'isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo katirsan barlamaanka dowladda federalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhamaaday, ayaa ku eedeysay hay\u2019adda NISA in ay baabi\u2019isay dhammaan caddeymihii suurtoo galin lahaa in wax laga ogaado cidda ku lug lahayd kiiska Ikraan Tahliil. Xildhibaan Aamino oo katirsan ehelada Ikran Tahliil, waxay sheegtay guddigii loo xilsaaray baaritanka kiiskan, in hay\u2019adda NISA ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-10T08:54:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":376,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/","name":"DAAWO:-NISA oo baabi'isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg","datePublished":"2021-10-10T08:54:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/NISA.jpeg","width":660,"height":376},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-nisa-oo-baabiisay-caddeymihii-kiiska-ikran-tahliil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-NISA oo baabi&#8217;isay caddeymihii kiiska Ikran Tahliil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163683"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163685,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163683\/revisions\/163685"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}