{"id":163693,"date":"2021-10-10T16:15:52","date_gmt":"2021-10-10T13:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163693"},"modified":"2021-10-10T16:15:52","modified_gmt":"2021-10-10T13:15:52","slug":"baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/","title":{"rendered":"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163694\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1542\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-300x181.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-1024x617.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-768x463.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-1536x925.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-2048x1234.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-696x419.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-1068x643.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1-697x420.jpeg 697w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday hotel lagu magacaabo Nadiir oo ku yaalla magaalada Baraawe, halkaasi oo ay ka socotay doorashada golaha deegaanka Baraawe.<\/p>\n<p class=\"p1\">Wararka ayaa sheegaya inay is-rasaaseyn dhex-martay maleeshiyada iyo ciidan ilaalo ka hayey hotelka, oo sugayey amniga doorashada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p class=\"p1\">Inta la xaqiijiyey illaa hadda, waxaa iska hor-imaadkaas ku geeriyooday hal qof, waxaana ku dhaawacmay dhowr qof oo kale oo shacab ah, iyo askari ka mid ah ciidanka nabad-sugidda.<\/p>\n<p class=\"p1\">Xog aan helnay ayaa sheegeysa in maleeshiyada hubeysan ee weerarka soo qaaday ay yihiin kuwa beeleed, oo kasoo horjeeda dhismaha golaha deegaanka Baraawe.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p2\">Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in ay hakatay doorashada golaha degaanka degmada Baraawe oo shalay bilaabatay kadib is-rasaaseynta maanta ka dhacday degmadaas.<\/p>\n<p class=\"p2\">Dad ku sugan degmada Baraawe ayaa sheegay in goobta ay ka socotay dorashada amnigeeda ay a wareegeen Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM, si looga hortago dagaal markale ka dhaca halkaas.<\/p>\n<p class=\"p2\">Is-rasaaseynta ayaa timid xilii maalmahan ay magaalada ka jireen tabashooyin ka dhan ah golaha deegaanka oo ay muujinayeen qaar kamid ah beelaha dega degmada Baraawe.<\/p>\n<p class=\"p2\">Wararka qaar ayaa sheegaya in la isku dayayo in maamulka magaalada loo gacan geliyo dad aan deegaanka u dhalan, taasi oo ka careysiisay qaar ka mid ah beelaha dega magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday hotel lagu magacaabo Nadiir oo ku yaalla magaalada Baraawe, halkaasi oo ay ka socotay doorashada golaha deegaanka Baraawe. Wararka ayaa sheegaya inay is-rasaaseyn dhex-martay maleeshiyada iyo ciidan ilaalo ka hayey hotelka, oo sugayey amniga doorashada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey illaa hadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163693","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday hotel lagu magacaabo Nadiir oo ku yaalla magaalada Baraawe, halkaasi oo ay ka socotay doorashada golaha deegaanka Baraawe. Wararka ayaa sheegaya inay is-rasaaseyn dhex-martay maleeshiyada iyo ciidan ilaalo ka hayey hotelka, oo sugayey amniga doorashada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey illaa hadda, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-10T13:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1542\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/\",\"name\":\"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-10T13:15:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1542},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray - Wardoon","og_description":"Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday hotel lagu magacaabo Nadiir oo ku yaalla magaalada Baraawe, halkaasi oo ay ka socotay doorashada golaha deegaanka Baraawe. Wararka ayaa sheegaya inay is-rasaaseyn dhex-martay maleeshiyada iyo ciidan ilaalo ka hayey hotelka, oo sugayey amniga doorashada, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey illaa hadda, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-10T13:15:52+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1542,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/","name":"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg","datePublished":"2021-10-10T13:15:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Baraawe-1-scaled-1.jpeg","width":2560,"height":1542},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baraawe-goob-ay-ka-socotay-doorashada-golaha-degaanka-oo-la-weeraray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baraawe Goob ay ka socotay doorashada golaha degaanka oo la weeraray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163693"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163693"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163695,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163693\/revisions\/163695"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}