{"id":163730,"date":"2021-10-12T17:57:15","date_gmt":"2021-10-12T14:57:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163730"},"modified":"2021-10-12T17:57:15","modified_gmt":"2021-10-12T14:57:15","slug":"daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163731\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"387\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa goordhaw si rasmi ah ugu xukmisay dalka Soomaaliya lahaanshaha dhul badeed ay dowladda Kenya murum galisay.<\/p>\n<p>Maxkamada Caalmiga ah ee ICJ waxay diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka.<\/p>\n<p>Dooda labada dal ayaa aheyd Soomaaliya oo mowqifkeedu ahaa in xadaynta lagu saleeyo laynka tooska ah ee ku astaysan xuduudda badda, halka Kenya ay dooneysay in xariiqda lagu saleeyo loolka.<\/p>\n<p>Maxkamadda waxay sameysay xariiq cusub oo ah xuduud badeedka labada dal, ee Soomaaliya iyo Kenya sida ka muuqata xariiqda cusub, inta badan dhul badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday waxaana loo xukumay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee inyar ayaa sidoo kale laga reebay dhul-badeedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduudda dhulka, iyadoo dhul badeedka la isku haayay uu dhamaa 100,000 oo isku wareeg KM ah.<\/p>\n<p>Xukunkaan ayaa imaanaya xili dowladda Kenya ay horey u sheegtay in aysan u hoggaansami doonin go\u2019aanka Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ, waxaana xusid mudan in dowladda Kenya ay marar badan ku guul darreystay isku day ay ku dooneysay in wadahadal lagu dhameeyo kiiska dacwada ee kala dhaxeeyay Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=468&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabukar.awale%2Fvideos%2F440552267633110%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"468\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa goordhaw si rasmi ah ugu xukmisay dalka Soomaaliya lahaanshaha dhul badeed ay dowladda Kenya murum galisay. Maxkamada Caalmiga ah ee ICJ waxay diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka. Dooda labada dal ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163731,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa goordhaw si rasmi ah ugu xukmisay dalka Soomaaliya lahaanshaha dhul badeed ay dowladda Kenya murum galisay. Maxkamada Caalmiga ah ee ICJ waxay diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka. Dooda labada dal ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-12T14:57:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"387\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-12T14:57:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg\",\"width\":660,\"height\":387},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda - Wardoon","og_description":"Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa goordhaw si rasmi ah ugu xukmisay dalka Soomaaliya lahaanshaha dhul badeed ay dowladda Kenya murum galisay. Maxkamada Caalmiga ah ee ICJ waxay diiday doodda ugu weyn ee Kenya oo ku doodaysay inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka. Dooda labada dal ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-12T14:57:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":387,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/","name":"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg","datePublished":"2021-10-12T14:57:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/xariiq.jpeg","width":660,"height":387},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-soomaaliya-oo-ku-guuleysatay-kiiskii-dacwada-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Soomaaliya oo ku guuleysatay Kiiskii Dacwada Badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163730"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163730"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163732,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163730\/revisions\/163732"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163731"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}