{"id":163733,"date":"2021-10-12T21:47:23","date_gmt":"2021-10-12T18:47:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163733"},"modified":"2021-10-12T22:24:07","modified_gmt":"2021-10-12T19:24:07","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163734\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png 1920w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-300x169.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-1024x576.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-768x432.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-1536x864.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-696x392.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-1068x601.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh-747x420.png 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd ka hadlay guusha ay inta badan ka soo hoysay Soomaaliya kiiskii dacwada badda ee ay xukmisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ).<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa ahaa madaxweynihii go\u2019aansaday inuu Kenya la tiigsaday Maxkamadda ICJ, si uu uga difaaco isku daygii ay ku boobi laheyd badeenna, go\u2019aankaas oo maanta miro dhalay.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa ugu horeyntii hambalyo u diray dhamaan umadda Soomaaliyeed, isagoona sheegay in guusha weyn ay tahay mid ummadeed, una soo hooyatay umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.<\/p>\n<p>Waxa uu ka digay in guusha kiiska dacwadda badda ay sheegato koox gaar ah ama shaqsiyaad gooni ah, wuxuuna carabka ku adkeeyay inay ku timid fikir, dadaal shaqo iyo midnimada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cGuusha weyn ee Soomaali u soo hooyatay waxaa rabaa in hoos loo soo dhigin oo wax qof sameeyay iyo qolo gaar ah sameysay aan laga dhigin. Guul dadka Soomaaliyeed meel kasta oo caalamka jooga u soo hooyatay. Guul waaye jiilasha dhalan doona u iman doonta waayo taariikh ayey galayaan,\u201d ayuu yiri Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>\u201cWaxa weeyi aqoonsigeeni qeybo kamid ah oo dood naga galay oo ku guuleysanay Soomaali haddaa nahay, anaguna adeegayaashii ka adeegayay ayaa nahay oo warqadaha siday, xoolaha Soomaaliya lagu bixiyey magaca Soomaaliya ayaa lagu dacwooday, qof muwaadin ah iskama dacwoon karo, dowlado ayaa ku dacwooda, waxaana dowladaha iska leh shacabka Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay in guusha badda la weyneyo maqaamkeeda oo aan hoos loo soo dhigin marnaba, maadama ay muujineyso wada-jirka umadda Soomaaliya, ayna ku timid midnimadooda.<\/p>\n<p>Maxkamadda ICJ ayaa maanta guusha kiiskii dacwadda badda u xukmisay Soomaaliya, ayada oo meesha ka saartay doodda Kenya ee aheyd inuu jiro heshiis ama is-faham labada dal ay isku raacsan yihiin oo ah inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka, waxayna ayidday doodda Soomaaliya oo aheyd inaanu jirin heshiis noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa sidoo kale aqbashay codsiga Soomaaliya ee ahaa inay go\u2019aan ka gaarto xuduud badeedka labada dal, waxayna Maxkamadda ICJ ayiday doodda Soomaaliya ee aheyd in xadaynta lagu saleeyo xariiqda tooska ah ee ku astaysayn xuduudda badda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wQNUgkRMKfc\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163735\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/badada.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"479\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/badada.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/badada-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/badada-696x463.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/badada-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163736\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"666\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada.jpeg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada-300x208.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada-768x533.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada-100x70.jpeg 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada-218x150.jpeg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada-696x483.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/bada-605x420.jpeg 605w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd ka hadlay guusha ay inta badan ka soo hoysay Soomaaliya kiiskii dacwada badda ee ay xukmisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ). Xasan Sheekh ayaa ahaa madaxweynihii go\u2019aansaday inuu Kenya la tiigsaday Maxkamadda ICJ, si uu uga difaaco isku daygii ay ku boobi laheyd badeenna, go\u2019aankaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163734,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd ka hadlay guusha ay inta badan ka soo hoysay Soomaaliya kiiskii dacwada badda ee ay xukmisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ). Xasan Sheekh ayaa ahaa madaxweynihii go\u2019aansaday inuu Kenya la tiigsaday Maxkamadda ICJ, si uu uga difaaco isku daygii ay ku boobi laheyd badeenna, go\u2019aankaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-12T18:47:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-12T19:24:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png\",\"datePublished\":\"2021-10-12T18:47:23+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-12T19:24:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhoweyd ka hadlay guusha ay inta badan ka soo hoysay Soomaaliya kiiskii dacwada badda ee ay xukmisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ). Xasan Sheekh ayaa ahaa madaxweynihii go\u2019aansaday inuu Kenya la tiigsaday Maxkamadda ICJ, si uu uga difaaco isku daygii ay ku boobi laheyd badeenna, go\u2019aankaas [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-12T18:47:23+00:00","article_modified_time":"2021-10-12T19:24:07+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png","datePublished":"2021-10-12T18:47:23+00:00","dateModified":"2021-10-12T19:24:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Xasan-Sheekh.png","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-guusha-laga-gaaray-kiiskii-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo ka hadlay guusha laga gaaray kiiskii badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163733"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163733"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163733\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163745,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163733\/revisions\/163745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}