{"id":163798,"date":"2021-10-15T11:20:46","date_gmt":"2021-10-15T08:20:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163798"},"modified":"2021-10-15T11:20:46","modified_gmt":"2021-10-15T08:20:46","slug":"daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163799\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg\" alt=\"\" width=\"1920\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg 1920w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-1536x864.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-1068x601.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 1920px) 100vw, 1920px\" \/><\/p>\n<p>Mid kamid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo lagu magacaabo Paul Reichler ayaa markii u horeysay ka hadlay xukunka kiiskii badda ee maxkamadda cadaalada aduunka (ICJ).<\/p>\n<p>Paul Reichler oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in maxkamadda ay Soomaaliya u xukuntay 75% kamid ah dhulkii lagu muransanaa, halka ay 25% kale ay siisay Kenya, isagoona waxba kama jiraan ku tilmaamay in maxkamadda si isle\u2019eg ugu qeybisay labada dal intii lagu muransanaa.<\/p>\n<p>Paul Reichler ayaa wareysigiisa ku sheegay in dhulka loo xukmiyey dhanka Kenya uu maray ceel loo qoday in laga sahmiyo shidaal, inkasta oo aan weli saliid laga soo saarin, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>\u201cDhulka uu muranka ka jiray waxa uu ahaa in waxyar ka yar 41kun oo Sours\/KM, waxay maxkamada ay siisay Soomaaliya wax inyar ka yar 31kun oo KM-Scour, halka ay Kenya ay ka siisay wax inyar ka badan 10kun oo Sours\/KM,\u201d ayuu yiri Paul Reichler.<\/p>\n<p>\u201cMaxkamadda waxay jeexday xad badeed qeexan oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya waxayna soo afjartay murankii mudada soo socday ee ahaa halka uu marayo xadka, xukunka maxkamaddana waa kama dambeysay oo majirto sabab kale oo looga murmo xuduuda bada iyo kheyraadka ku jira.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in maxkamadda ay waxyar ka leexisay xariiqi Soomaaliya markii hore rabtay inay ku saleysay, hase yeeshe waxay ku sameysay isbedel lagu sigibtiray cadaalada maxkamadda, si loogu kalsoonaado.<\/p>\n<p>\u201cMa jiraan wax ceelal ah xiligaan, waxaa lagu sameeyay sahmin, Kenya waxay ka sameysay sahmin sidoo kale Soomaaliya waxay ka sameysay sahmin, laakiin shidaal qodis dhab ah kama dhicin, saliida lagama helin.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/6270467.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mid kamid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo lagu magacaabo Paul Reichler ayaa markii u horeysay ka hadlay xukunka kiiskii badda ee maxkamadda cadaalada aduunka (ICJ). Paul Reichler oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in maxkamadda ay Soomaaliya u xukuntay 75% kamid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mid kamid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo lagu magacaabo Paul Reichler ayaa markii u horeysay ka hadlay xukunka kiiskii badda ee maxkamadda cadaalada aduunka (ICJ). Paul Reichler oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in maxkamadda ay Soomaaliya u xukuntay 75% kamid ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-15T08:20:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-15T08:20:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay - Wardoon","og_description":"Mid kamid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya oo lagu magacaabo Paul Reichler ayaa markii u horeysay ka hadlay xukunka kiiskii badda ee maxkamadda cadaalada aduunka (ICJ). Paul Reichler oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in maxkamadda ay Soomaaliya u xukuntay 75% kamid ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-15T08:20:46+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/","name":"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg","datePublished":"2021-10-15T08:20:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Paul.jpeg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qareenka-soomaaliya-oo-sharxay-cabirka-dhul-badeedka-ay-heshay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163798"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163800,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163798\/revisions\/163800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}