{"id":163896,"date":"2021-10-17T22:07:31","date_gmt":"2021-10-17T19:07:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=163896"},"modified":"2021-10-17T22:07:31","modified_gmt":"2021-10-17T19:07:31","slug":"daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/","title":{"rendered":"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-163897\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka jawaabaya warbixintii ay hay&#8217;ada Qaramada Midoobay ee OCHA kasoo saartay raafka Laascaanood 14 October, ayaa QM ku eedeeyay daacadnimo daro iyo in ay lacag adduunka kaga doonayso qayla-dhaan been ah oo ay ka faafinayso dadka laga saaray gobolka Sool.<br \/>\nMadaxweyne Biixi oo hadal ka jeediyay xuska maalinta halgamayaashii SNM ee 17 October, ayaa QM ku eedeeyay in ayna maalin qudha gacan ka gaysan caawimada dadka reer Koonfur-Galbeed Soomaaliya, xiligii ay soo qaxayeen ee ay caawimada u baahnaayeen.<\/p>\n<p>&#8220;Dad kaasi waxay yimaadeen iyagoo caydha, iyagoo qaxootiya oo Baydhabo ka yimid 30 sanno kahor, maalin qudha booyad biyo ah may siin, maalin qudha bac maysiin, maalin qudha kiniin kaneecada ay iskaga ilaaliyaan maysiin, 30 kaa sanno maxay ku darsadeen?, haday OCHA ka naxayso dad qoxootiya maxay meel ugu samayn waayeen?, maxay u gar gaari waayeen?&#8221; Ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa laba-wajiilenimo ku tilmaamay warbixinta OCHA, isagoo ku eedeeyay in ujeedadeedu tahay in ay kharash kaga hesho waddamada deeqda bixiya.<\/p>\n<p>&#8220;OCHA maxay maxay uga qaylisay?, waa laba-wajiile nimada Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa, waa marka ay doonayso in dowladaha lacagta leh ay ku maasho oo dad baa la qixiyay tidhaahdo, OCHA iyo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa waa ku ceeb in ay lacag ka sameeyaan dadkayaga aanu Laascaanood ka rarnay&#8221; ayuu yidhi Biixi.<\/p>\n<p>Hay&#8217;ada QM u qaabilsan bini&#8217;adamnimada ee OCHA, ayaa warbixin ay soo saartay 14 October ku sheegtay in dadka laga tarxiilay Laascaanood ay wajahayaan dhibaatooyin, ay kamid yihiin, ubadka qaarkood oo ka lumay waalidkoodii, dadka qaar oo hantidoodii waayay iyo dhibaatooyin kale.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JiHk5wAcCzA\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka jawaabaya warbixintii ay hay&#8217;ada Qaramada Midoobay ee OCHA kasoo saartay raafka Laascaanood 14 October, ayaa QM ku eedeeyay daacadnimo daro iyo in ay lacag adduunka kaga doonayso qayla-dhaan been ah oo ay ka faafinayso dadka laga saaray gobolka Sool. Madaxweyne Biixi oo hadal ka jeediyay xuska maalinta halgamayaashii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":163897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-163896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka jawaabaya warbixintii ay hay&#8217;ada Qaramada Midoobay ee OCHA kasoo saartay raafka Laascaanood 14 October, ayaa QM ku eedeeyay daacadnimo daro iyo in ay lacag adduunka kaga doonayso qayla-dhaan been ah oo ay ka faafinayso dadka laga saaray gobolka Sool. Madaxweyne Biixi oo hadal ka jeediyay xuska maalinta halgamayaashii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-17T19:07:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/\",\"name\":\"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-17T19:07:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka jawaabaya warbixintii ay hay&#8217;ada Qaramada Midoobay ee OCHA kasoo saartay raafka Laascaanood 14 October, ayaa QM ku eedeeyay daacadnimo daro iyo in ay lacag adduunka kaga doonayso qayla-dhaan been ah oo ay ka faafinayso dadka laga saaray gobolka Sool. Madaxweyne Biixi oo hadal ka jeediyay xuska maalinta halgamayaashii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-17T19:07:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/","name":"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg","datePublished":"2021-10-17T19:07:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211017637700544748442301.jpeg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-_muuse-biixi-oo-eedeeyay-qaramada-midoobay-iyo-somalida\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO._Muuse Biixi oo eedeeyay Qaramada Midoobay iyo Somalida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163896"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=163896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":163898,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/163896\/revisions\/163898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/163897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=163896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=163896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=163896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}