{"id":164072,"date":"2021-10-22T11:35:43","date_gmt":"2021-10-22T08:35:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164072"},"modified":"2021-10-22T11:35:43","modified_gmt":"2021-10-22T08:35:43","slug":"daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164073\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png\" alt=\"\" width=\"1400\" height=\"816\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png 1400w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu-300x175.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu-1024x597.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu-768x448.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu-696x406.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu-1068x622.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu-721x420.png 721w\" sizes=\"(max-width: 1400px) 100vw, 1400px\" \/><\/p>\n<p>Culima\u2019udiinka ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo maalmihii u dambeeyay uu kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga deyrinayaan xiisadda ka taagan Galmudug.<\/p>\n<p>Daahir Axmed Salaad oo kamid ah culimada Ahlu-Sunna ayaa warbaahinta u aqriyay war-saxaafadeedkaas, wuxuuna sheegay in maamulka Qoor Qoor uu dhagaha ka fureystay baaqyada nabadeed.<\/p>\n<p>Waxay ku macneeyen xiisada Guriceel iyo dagaalka ka dhanka ah hogaanka Ahlu-Sunna in uu yahay mid caqiido, oo lagu baabi\u2019inayo dalka, sida ay ku sheegen Culima\u2019udiinka qoraalkooda.<\/p>\n<p>\u201cMarka ay arkeen in ciidamadii furimaha cadowga ku horjoogay loo daabulayo si loogu dagaalamo Culima\u2019udiinka Ahlu-Sunna Waljamaaca, markay arkeen fatwooyinka is-daba jooga ah ee lagu baneysanayo dhiiga Culima\u2019udiinka Ahlu-Sunna, waxay isla qaateen in uu yahay mid ku saleysan caqiido\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cIn aan dalka la gelin dagaal caqiido, kaasi oo haddii uu billowdo aan la ogeyn halka uu ku dhamaan doono, dibna loo soo celiyo ciidamada la dul geeyay magaalada Guriceel. In la ogolaado wada-hadal shuruud la\u2019aan ah, dhamaan waxa la isku khilaafsan yahay lagu dhameeyo miiska dushiisa.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay ku baaqeen in la joojiyo caburinta lagu hayo dadaalada nabadeed, islamarkaana xabsiga laga sii daayo dhamaan odayaasha ku baaqay nabada, kuwaasi oo ku xiran saldhigga booliska magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>\u201cIn dadka barakacay la siiyo kalsooni ay guryahooda ugu soo laabtaan, loona fidiyo gar-gaar bini\u2019aadantinimo,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka ay soo saareen Culimadda Ahlu-Sunna ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxa war-saxaafadeedka ayaa waxa lagu sheegay in Culimu\u2019diinka Ahlu-Sunna ee Muqdisho ay iska dhex doorteen guddi ka shaqeeya nabadeynta Galmudug, ayaga oo ugu baaqay dhinacyada isku haya maamulkaas ay si buuxda ula shaqeeyan guddigaas ayna qaatan nabadda.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadeysa saacado un kadib markii ciidamada ammaanka Galmudug ay magaalada Dhuusomareeb ku xireen qaar ka mid ah odayaal shir ku yeeshay magaalada, sida ay ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay xaqiijiyeen.<\/p>\n<p>Odayaasha la xiray oo gaarayay illaa 9 ayaa shirkooda uga hadlay xiisadda ka dhex-oogan maamulka Galmudug iyo kooxda Ahlu-Sunna, ayaga oo soo jeediyey in wada-hadal lagu dhameeyo, oo aan dagaal loo adeegsan.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa la geeyey saldhigga booliska magaalada Dhuusomareeb, waxaana sababta odayaasha loo xiray lagu sheegay inay tahay soo jeedintooda ku saabsan wada-hadallo lala galo, taasi oo madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor uu kasoo horjeedo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F400277068386839%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Culima\u2019udiinka ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo maalmihii u dambeeyay uu kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga deyrinayaan xiisadda ka taagan Galmudug. Daahir Axmed Salaad oo kamid ah culimada Ahlu-Sunna ayaa warbaahinta u aqriyay war-saxaafadeedkaas, wuxuuna sheegay in maamulka Qoor Qoor uu dhagaha ka fureystay baaqyada nabadeed. Waxay ku macneeyen xiisada Guriceel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164073,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164072","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Culima\u2019udiinka ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo maalmihii u dambeeyay uu kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga deyrinayaan xiisadda ka taagan Galmudug. Daahir Axmed Salaad oo kamid ah culimada Ahlu-Sunna ayaa warbaahinta u aqriyay war-saxaafadeedkaas, wuxuuna sheegay in maamulka Qoor Qoor uu dhagaha ka fureystay baaqyada nabadeed. Waxay ku macneeyen xiisada Guriceel [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-22T08:35:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"816\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/\",\"name\":\"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png\",\"datePublished\":\"2021-10-22T08:35:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png\",\"width\":1400,\"height\":816},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido - Wardoon","og_description":"Culima\u2019udiinka ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca oo maalmihii u dambeeyay uu kulan uga socday magaalada Muqdisho ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay uga deyrinayaan xiisadda ka taagan Galmudug. Daahir Axmed Salaad oo kamid ah culimada Ahlu-Sunna ayaa warbaahinta u aqriyay war-saxaafadeedkaas, wuxuuna sheegay in maamulka Qoor Qoor uu dhagaha ka fureystay baaqyada nabadeed. Waxay ku macneeyen xiisada Guriceel [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-22T08:35:43+00:00","og_image":[{"width":1400,"height":816,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/","name":"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png","datePublished":"2021-10-22T08:35:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/culu.png","width":1400,"height":816},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dagaalka-guriceel-waa-mid-caqiido\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Dagaalka Guriceel waa mid caqiido"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164072"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164072"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164074,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164072\/revisions\/164074"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}