{"id":164121,"date":"2021-10-24T11:52:29","date_gmt":"2021-10-24T08:52:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164121"},"modified":"2021-10-24T12:55:59","modified_gmt":"2021-10-24T09:55:59","slug":"taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/","title":{"rendered":"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164131\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/248192087_896175717933781_2269744202316829309_n.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/248192087_896175717933781_2269744202316829309_n.jpeg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/248192087_896175717933781_2269744202316829309_n-225x300.jpeg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/248192087_896175717933781_2269744202316829309_n-696x928.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/248192087_896175717933781_2269744202316829309_n-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ku dhexmaray Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, xili ay weli halkaas ka jirto xiisad Colaadeed.<\/p>\n<p>Dagaalkan oo bilowday waaberigii hore ee saaka oo Axad ah ayaa sigaar uga dhacay halka loo yaqaano Labiga Qoryaha illaa Masjidka Weyn ee Jaamaca oo aad ugu dhow Suuqa weyn ee degmada Guriceel, waxaana inta uu socday la maqlayay rasaas xoog leh.<\/p>\n<p>Madaafiic la is weydaarsaday ayaa ku dhacay Isbitaalka Istarliin ee Guriceel, isla markaana waxaa Madaafiicda ka dhashay khasaaro hantiyadeed oo gaaray Isbitaalka, iyadoona halkaas ay isaga kala carareen shaqaalihii ku sugnaa.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dagaalkii saaka uu ku dhintay Taliyihii Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Ciidanka Nabadsugida, Cabdiqani Maxamed Diiriye oo kamid ahaa Ciidanka Galmudug ee dagaalka la galay Ahlusunna.<\/p>\n<p>Ciidamadda dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa Isgoyska Tuulo Gaban ee dhanka Waqooyi ee Magaaladda oo saaka lagu arkay, waxay sidoo kale ku sugan yihiin Xarunta degmada, Saldhiga Booliska ilaa halka loo yaqaano Beder One.<\/p>\n<p>Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca oo gurmadyo kala duwan helaya ayaa iyaguna jooga wadada isku xirta Labiga Qoryaha ilaa Schoolka Al-ma\u2019muun, Isbitaalka Istarliin ilaa halka loo yaqaan Jaamacadda oo dhacda Beriga degmadda Guriceel.<\/p>\n<p>Si kastaba Khasaaro aada u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaaladii ka dhacay Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waxaana dagaalada ku dhintay Saraakiil Ciidan, Askar iyo dad shacab ah oo rasaas haleeshay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ku dhexmaray Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, xili ay weli halkaas ka jirto xiisad Colaadeed. Dagaalkan oo bilowday waaberigii hore ee saaka oo Axad ah ayaa sigaar uga dhacay halka loo yaqaano Labiga Qoryaha illaa Masjidka Weyn ee Jaamaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164122,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ku dhexmaray Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, xili ay weli halkaas ka jirto xiisad Colaadeed. Dagaalkan oo bilowday waaberigii hore ee saaka oo Axad ah ayaa sigaar uga dhacay halka loo yaqaano Labiga Qoryaha illaa Masjidka Weyn ee Jaamaca [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-24T08:52:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-24T09:55:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/\",\"name\":\"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-24T08:52:29+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-24T09:55:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg\",\"width\":645,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay - Wardoon","og_description":"Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ku dhexmaray Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, xili ay weli halkaas ka jirto xiisad Colaadeed. Dagaalkan oo bilowday waaberigii hore ee saaka oo Axad ah ayaa sigaar uga dhacay halka loo yaqaano Labiga Qoryaha illaa Masjidka Weyn ee Jaamaca [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-24T08:52:29+00:00","article_modified_time":"2021-10-24T09:55:59+00:00","og_image":[{"width":645,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/","name":"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg","datePublished":"2021-10-24T08:52:29+00:00","dateModified":"2021-10-24T09:55:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Capture-27-645x430-1.jpeg","width":645,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-nabadsugida-garoonka-diyaaradaha-ee-dhuusamareeb-oo-kudhintay-dagaalkii-saakay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii Nabadsugida Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo kudhintay dagaalkii saakay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164121"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164121"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164132,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164121\/revisions\/164132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}