{"id":164180,"date":"2021-10-25T10:55:57","date_gmt":"2021-10-25T07:55:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164180"},"modified":"2021-10-25T10:55:57","modified_gmt":"2021-10-25T07:55:57","slug":"maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/","title":{"rendered":"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164181\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"374\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640-300x170.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saakay markale uu dib uga bilaawday dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca.<\/p>\n<div align=\"justify\">Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu xoogiisa ka socdo dhinaca bari ee magaalada, kaasoo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay inuu dagaalka yahay mid aad u xogan oo waliba la isku adeegsanaayo hubka culculus iyo kan darandooriga u dhaca,\u00a0 islamarkaana ay dareemayaan cabsi xooggani.<\/p>\n<p>Wali lama xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka goordhaw oo saakay ah dib uga qarxay degmada Guriceel, waxaana sidoo kale adag in la helo xogta rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca dagaalka, maaddama wali uu dagaalku socdo.<\/p>\n<p>Degmada Guriceel ee gobolka galgaduud ayaa wajaheysa maalintii sadexaad oo dagaal ah, waxaana Magaalada ka go\u2019an adeegyada bulshada muhiimka u ahaa, sida Korontada, Biyaha, Caafimaadka oo aanan aheyn kuwo\u00a0 shaqeynayn, taaso oo keentay in dadka deegaanku ay wajahaan xaalad adag oo dhanka nolosha ah oo ka dhashay dagaalada socda maalintii sadaxaad.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saakay markale uu dib uga bilaawday dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca. Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu xoogiisa ka socdo dhinaca bari ee magaalada, kaasoo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164180","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saakay markale uu dib uga bilaawday dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca. Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu xoogiisa ka socdo dhinaca bari ee magaalada, kaasoo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-25T07:55:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"374\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/\",\"name\":\"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-25T07:55:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg\",\"width\":660,\"height\":374},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saakay markale uu dib uga bilaawday dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca. Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu xoogiisa ka socdo dhinaca bari ee magaalada, kaasoo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-25T07:55:57+00:00","og_image":[{"width":660,"height":374,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/","name":"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg","datePublished":"2021-10-25T07:55:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/20211025637707239076445640.jpeg","width":660,"height":374},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maalintii-sadaxaad-oo-dagaal-dib-uga-qarxay-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maalintii sadaxaad oo dagaal dib uga qarxay Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164180"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164180"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164180\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164182,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164180\/revisions\/164182"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164180"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164180"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164180"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}