{"id":164256,"date":"2021-10-28T11:12:39","date_gmt":"2021-10-28T08:12:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164256"},"modified":"2021-10-28T11:12:39","modified_gmt":"2021-10-28T08:12:39","slug":"daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164257\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa iska fogeeyay inuu wax lug ah ku leeyahay colaadda ka jirta magaalada Guriceel ee u dhaxaysa mamulka Galmudug iyo urur diimeedka Ahlusunna Waljamaaca.<\/p>\n<div align=\"justify\">Guddoomiyaha gobolka Mudug, ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir jaraaid ku qabtay Gaalkacyo, ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in Puntland kaalmo u fidisay ururka Ahlusunna Waljamaaca.<\/div>\n<div align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa arrintaas ku tilmaamay dacaayad raqiis ah oo lagu doonayo in colaad iyo nacayb looga dhex abuuro Puntand iyo Galmudug.\u201cWaa Borobogaando meel kale kasoo maaxatay oo lasoo dhexmarsiiyay Galmudug. Puntland waxay ogtahay in burburka Galmudug uu yahay naafonimada Puntland&#8221; ayuu yiri guddoomiye Sanyare.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sanyare wuxuu sheegay inay Puntland\u00a0 ka xun tahay wax ka dhacaya Guriceel, wuxuuna ugu baaqay Galmudug inay xal ka gaaraan colaadda dhexdooda ka jirta, iyadoo aan cid kale fara galin.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug, ayaa labo maalin ka hor sheegay in colaadda Guriceel ay ku lug leeyihiin Soomaali iyo ajaanib, isagoo sheegay inay soo bandhigidoonaan caddeymo rasmi ah.<\/p>\n<p>Warar aan weli si dhab ah loo xaqiijin ayaa sheegayay in ciiddanka Galmudug ay qabteen hub laga keenay dhinaca Puntland oo loo siday magaalada Guriceel si loogu taageero Ahlusunna Waljamaaca.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0XV7hg584_0\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ayaa iska fogeeyay inuu wax lug ah ku leeyahay colaadda ka jirta magaalada Guriceel ee u dhaxaysa mamulka Galmudug iyo urur diimeedka Ahlusunna Waljamaaca. Guddoomiyaha gobolka Mudug, ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir jaraaid ku qabtay Gaalkacyo, ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in Puntland kaalmo u fidisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164257,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland ayaa iska fogeeyay inuu wax lug ah ku leeyahay colaadda ka jirta magaalada Guriceel ee u dhaxaysa mamulka Galmudug iyo urur diimeedka Ahlusunna Waljamaaca. Guddoomiyaha gobolka Mudug, ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir jaraaid ku qabtay Gaalkacyo, ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in Puntland kaalmo u fidisay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-28T08:12:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/\",\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-28T08:12:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland ayaa iska fogeeyay inuu wax lug ah ku leeyahay colaadda ka jirta magaalada Guriceel ee u dhaxaysa mamulka Galmudug iyo urur diimeedka Ahlusunna Waljamaaca. Guddoomiyaha gobolka Mudug, ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur oo shir jaraaid ku qabtay Gaalkacyo, ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in Puntland kaalmo u fidisay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-28T08:12:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/","name":"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg","datePublished":"2021-10-28T08:12:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/gal.jpeg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-iska-fogeysay-in-ay-ku-lug-leedahay-dagaalkii-guriceel\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Puntland oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalkii Guriceel"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164256"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164258,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164256\/revisions\/164258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164257"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}