{"id":164299,"date":"2021-10-30T11:58:20","date_gmt":"2021-10-30T08:58:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164299"},"modified":"2021-10-30T11:58:51","modified_gmt":"2021-10-30T08:58:51","slug":"daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164301\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed-300x176.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed Khadar ayaa lagu eedeeyay inuu boobayo kursiga tirisigiisu yahay 239, oo katirsan kuraasta ay golaha shacabka ku leeyihiin bulshada Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaa raysal wasaare ku xigeenka arrintaan ku eedeeyay dad kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo ku doodaya in kursigan uu yahay kursi ay beeshooda leeyihiin isla markaana musharraxiintii ku tartami lahaa ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen raysal wasaare ku xigeenku inuu xaq u leeyahay inuu ku tartamo kursiga tirsigiisu yahay 254, oo haatan uu ku fadhiyo xildhibaan Jaamac Maxamed askar, oo katirsan barlamaanka waqtigiisu dhamaaday.<\/p>\n<p>Kursiga 239 oo lagu eedeeyay inuu Boobayo Mahdi Guuleed, waxaa horey ugu fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab Ciise, oo ah wasiirkii hore ee gaashaanka dhigga Soomaaliya, dowladdii madaxweyne Sheikh Shariif.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada ayaa kursigan muranku ka taagan yahay waxay soo saareen jadwalkiisa doorasho, waxaana la filayaa in raysal wasaare ku xigeenku u tartamo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VkQ9BB-TB1I\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed Khadar ayaa lagu eedeeyay inuu boobayo kursiga tirisigiisu yahay 239, oo katirsan kuraasta ay golaha shacabka ku leeyihiin bulshada Somaliland. Waxaa raysal wasaare ku xigeenka arrintaan ku eedeeyay dad kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo ku doodaya in kursigan uu yahay kursi ay beeshooda leeyihiin isla markaana musharraxiintii ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164301,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164299","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed Khadar ayaa lagu eedeeyay inuu boobayo kursiga tirisigiisu yahay 239, oo katirsan kuraasta ay golaha shacabka ku leeyihiin bulshada Somaliland. Waxaa raysal wasaare ku xigeenka arrintaan ku eedeeyay dad kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo ku doodaya in kursigan uu yahay kursi ay beeshooda leeyihiin isla markaana musharraxiintii ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-10-30T08:58:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-10-30T08:58:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"388\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-10-30T08:58:20+00:00\",\"dateModified\":\"2021-10-30T08:58:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg\",\"width\":660,\"height\":388},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab - Wardoon","og_description":"Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Guuleed Khadar ayaa lagu eedeeyay inuu boobayo kursiga tirisigiisu yahay 239, oo katirsan kuraasta ay golaha shacabka ku leeyihiin bulshada Somaliland. Waxaa raysal wasaare ku xigeenka arrintaan ku eedeeyay dad kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo ku doodaya in kursigan uu yahay kursi ay beeshooda leeyihiin isla markaana musharraxiintii ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-10-30T08:58:20+00:00","article_modified_time":"2021-10-30T08:58:51+00:00","og_image":[{"width":660,"height":388,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/","name":"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg","datePublished":"2021-10-30T08:58:20+00:00","dateModified":"2021-10-30T08:58:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/guleed.jpeg","width":660,"height":388},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahdi-guuleed-oo-lagu-eedeeyay-inuu-boobayo-kursigii-uu-ku-fadhiyay-xildhibaan-xuseen-carab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay inuu boobayo kursigii uu ku fadhiyay xildhibaan Xuseen Carab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164299"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164299"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164302,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164299\/revisions\/164302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}