{"id":164476,"date":"2021-11-04T16:57:32","date_gmt":"2021-11-04T13:57:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164476"},"modified":"2021-11-04T16:57:56","modified_gmt":"2021-11-04T13:57:56","slug":"kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/","title":{"rendered":"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164478\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1736\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-300x203.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-1024x694.jpeg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-768x521.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-1536x1042.jpeg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-2048x1389.jpeg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-696x472.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-1068x724.jpeg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1-619x420.jpeg 619w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku ceyrisay ku-xigeenka eregyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaraadda arrimahdda dibedda, oo ay heshay Caasimada Online.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa qoraalka oo ay u dirtay Guddiga Midowga Afrika ku wargelisay in Simon Mulongo uu dalka uga baxo muddo toddoba maalmood gudahood ah, kadib markii laga dhigay \u2018persona non grata\u2019 (qof aan dalka laga rabin)<\/p>\n<p class=\"p1\">Qoraalka ayaa lagu yiri \u201cWasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadin usoo jeedineysaa Guddiga Midowga Afrika, waxaana sharaf u ah inay la socodsiiyaan Guddiga, in shaqsiga hoos ku qoran laga dhigay \u2018persona non grata\u2019, waxaana lagu amray inuu uga baxo Soomaaliya muddo 7 cisho gudahood ah.\u201d<\/p>\n<p class=\"p1\">Qoraalka ayaa intaas ku daray in Mulongo \u201cuu ku lug yeeshay dhaq-dhaqaaqyo aan waafaqsaneyn waajibaadka AMISOM iyo istiraatiijiyadda amniga Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ma aysan shaacin waxa ay yihiin dhaq-dhaqaaqyada uu ku lug yeeshay Mulongo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164477\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636033654220.jpeg\" alt=\"\" width=\"702\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636033654220.jpeg 702w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636033654220-219x300.jpeg 219w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636033654220-696x952.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/FB_IMG_1636033654220-307x420.jpeg 307w\" sizes=\"(max-width: 702px) 100vw, 702px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku ceyrisay ku-xigeenka eregyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaraadda arrimahdda dibedda, oo ay heshay Caasimada Online.\u00a0 Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa qoraalka oo ay u dirtay Guddiga Midowga Afrika ku wargelisay in Simon Mulongo uu dalka uga baxo muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164478,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku ceyrisay ku-xigeenka eregyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaraadda arrimahdda dibedda, oo ay heshay Caasimada Online.\u00a0 Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa qoraalka oo ay u dirtay Guddiga Midowga Afrika ku wargelisay in Simon Mulongo uu dalka uga baxo muddo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-04T13:57:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-04T13:57:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1736\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/\",\"name\":\"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-04T13:57:32+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-04T13:57:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg\",\"width\":2560,\"height\":1736},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka ku ceyrisay ku-xigeenka eregyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaraadda arrimahdda dibedda, oo ay heshay Caasimada Online.\u00a0 Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa qoraalka oo ay u dirtay Guddiga Midowga Afrika ku wargelisay in Simon Mulongo uu dalka uga baxo muddo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-04T13:57:32+00:00","article_modified_time":"2021-11-04T13:57:56+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1736,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/","name":"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg","datePublished":"2021-11-04T13:57:32+00:00","dateModified":"2021-11-04T13:57:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/37613868711_dd6a6a09a6_o-scaled-1.jpeg","width":2560,"height":1736},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kuxigeenka-wakiilka-midowga-africa-ee-arrimaha-somalia-oo-looqabtay-in-7-cisho-kaga-baxo-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"kuxigeenka wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo looqabtay in 7 cisho kaga baxo dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164476"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164476"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164480,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164476\/revisions\/164480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164478"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}