{"id":164481,"date":"2021-11-05T12:30:36","date_gmt":"2021-11-05T09:30:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164481"},"modified":"2021-11-05T12:30:36","modified_gmt":"2021-11-05T09:30:36","slug":"cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/","title":{"rendered":"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164482\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021115637716740963642355.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021115637716740963642355.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/2021115637716740963642355-300x179.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Xog uruurin laga helay dugsi waxbarasho ayaa muujisay in hoggaamiye xisbi Islaami Soomaaliyeed oo ka dhisan dalka Sweden lagu helay lunsasho iyo masuq maasuq lacago loogu talagalay goobo waxbarasho.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\">Hoggaamiyahaasi ayaa sidoo kale madax ka ah xisbi siyaasadeed Soomaaliyeed caan ah oo ka howlgala maamulka Puntland.<\/p>\n<p class=\"p1\">Cabdrisaaq Cabdullaahi\u00a0\u201cWaaberi\u201d oo sanadkii 2010-kii baarlamaanka Swedan kasoo galay magaalada\u00a0G\u00f6teborg ayaa waxaa kusoo baxday fadeexad culus isagoo xiligan madax u ah xisbi siyaasadeedka Midnimo Qaran ee Puntland.<\/p>\n<p class=\"p1\">Dowladda Sweden ayaa Cabdirisaaq kala laabatay baasaboorkii iyo dhalashadii, iyadoo todobaadkiiba laba jeer iska xaadiriya xarunta booliska si loo weydiiyo su\u2019aalo ku saabsan eedeymaha loo haysto, sida ay ku warrameen warbaahinta Sweden.<\/p>\n<p>Eedeymaha loo haysto ayaa ka mid ah in uu si shaqsiyan ah u lunsaday lacag gaarayso 13 milyan oo Karoonka Swedish oo u dhiganta 1.1 milyan ginni\/$1.5 milyan oo doolar, isagoo lacagtaas u diray Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Waaberi oo xarunta Islaamiga ah ee\u00a0R\u00f6mosseskolan maamulayay tan iyo markii la furay oo ku beegneyd 1998-kii ayaa lagala noqday dhalashada Sweden kadib laga shakiyay inuu ka baxsado Sweden, wuxuuna todobaadkiiba<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0\u00a0<\/span>laba jeer iska xaadiriyaa xarunta Booliska.<\/p>\n<p class=\"p1\">Sidon kale, Cabdirisaaq Waaberi ayaa hadda wajahaya danbi culus maadaama baaritaanadii la sameeyay ay si hordhac ah u sheegayaan in lacagihii waxbarashada loogu talagalay uu u isticmaalay si qaldan iyo inuu masuqmaasuqay, waxaana laga yaabaa inuu wajaho xabsi muddo dheer kadibna dalka Sweden laga masaafuriyo.<\/p>\n<p class=\"p1\">Sidoo kale lacagaha uu masuq maasuqay waxaa qeyb ka ahaa mashruuc ay waday shirkadda Volvo ee Sweden iyo Somalia ay heshiis ku galeen sanadkii 1980-meeyadii si loo taageero kulluumeysatada Soomaaliyeed si loo helo doono yar yar iyo qalab kaluumeysi.<\/p>\n<p class=\"p1\">Fadeexadaani ayaa waxay ceeb ku tahay bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan bulshada Islaamka, maadaama magaca lagu masuqay dhaqaalahaasi ay tahay mid xarumo Islaami iyo goobo waxbarasho.<\/p>\n<p class=\"p1\">Dhanka kale waxay ceeb ku tahay ummada Soomaaliyeed iyo siyaasadooda maadaama uu Cabdirisaaq Waaberi uu madax u ahaa urur siyaasi ah una taagnaa murashaxnimada xubinimo xildhibaan baarlamaanka Somalia ka tirsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164483\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1-225x300.jpeg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1-696x928.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1-315x420.jpeg 315w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog uruurin laga helay dugsi waxbarasho ayaa muujisay in hoggaamiye xisbi Islaami Soomaaliyeed oo ka dhisan dalka Sweden lagu helay lunsasho iyo masuq maasuq lacago loogu talagalay goobo waxbarasho.\u00a0 Hoggaamiyahaasi ayaa sidoo kale madax ka ah xisbi siyaasadeed Soomaaliyeed caan ah oo ka howlgala maamulka Puntland. Cabdrisaaq Cabdullaahi\u00a0\u201cWaaberi\u201d oo sanadkii 2010-kii baarlamaanka Swedan kasoo galay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164483,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xog uruurin laga helay dugsi waxbarasho ayaa muujisay in hoggaamiye xisbi Islaami Soomaaliyeed oo ka dhisan dalka Sweden lagu helay lunsasho iyo masuq maasuq lacago loogu talagalay goobo waxbarasho.\u00a0 Hoggaamiyahaasi ayaa sidoo kale madax ka ah xisbi siyaasadeed Soomaaliyeed caan ah oo ka howlgala maamulka Puntland. Cabdrisaaq Cabdullaahi\u00a0\u201cWaaberi\u201d oo sanadkii 2010-kii baarlamaanka Swedan kasoo galay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-05T09:30:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/\",\"name\":\"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-05T09:30:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg\",\"width\":750,\"height\":1000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar - Wardoon","og_description":"Xog uruurin laga helay dugsi waxbarasho ayaa muujisay in hoggaamiye xisbi Islaami Soomaaliyeed oo ka dhisan dalka Sweden lagu helay lunsasho iyo masuq maasuq lacago loogu talagalay goobo waxbarasho.\u00a0 Hoggaamiyahaasi ayaa sidoo kale madax ka ah xisbi siyaasadeed Soomaaliyeed caan ah oo ka howlgala maamulka Puntland. Cabdrisaaq Cabdullaahi\u00a0\u201cWaaberi\u201d oo sanadkii 2010-kii baarlamaanka Swedan kasoo galay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-05T09:30:36+00:00","og_image":[{"width":750,"height":1000,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/","name":"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg","datePublished":"2021-11-05T09:30:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/waberi-swedan-1.jpeg","width":750,"height":1000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdirisaaq-waaberi-lagu-eedeeyay-inuu-dhacay-1-5-milyan-oo-doolar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdirisaaq Waaberi lagu eedeeyay inuu dhacay $1.5 milyan oo doolar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164481"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164481"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164484,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164481\/revisions\/164484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}