{"id":164485,"date":"2021-11-05T12:34:24","date_gmt":"2021-11-05T09:34:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164485"},"modified":"2021-11-05T12:57:06","modified_gmt":"2021-11-05T09:57:06","slug":"tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/","title":{"rendered":"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164486\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii-300x188.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa kasii dareyso xaaladda dalka Itoobiya oo halis ugu jirto burbur kadib markii uu xoogeystay dagaalka u dhaxeeyo xooggaga Tigray oo kusoo dhawaanayo Addis Ababa iyo Cidiamada Federaalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Cabsi weyn ayaa ka jirto Addis Ababa kadib markii ay kusoo dhawaadeen ciidamada TPLF oo usoo jirsaday wax ka yar 400Km, waxayna dowladaha reer Galbeedka qaarkood ugu baaqeen muwaadiniintooda inay u diyaar garoobaan ka bixitaanka Addis Ababa.<\/p>\n<p>Xooggaga Tigray ee la dagaallamaya dowladda Itoobiya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin gelitaanka caasimadda Addis Ababa, walow aysan dooneyn inay xukunka la wareegaan.<\/p>\n<p>Afhayeenka TPLF, Getachew Reda, ayaa BBC-da u sheegay in ujeedkooda ugu weyn uu yahay inay ka hortagaan waxa uu ku tilmaamay xasuuqa ka dhanka ah shacabka Tigray ee uu ku eedeeyay ra\u2019iisal wasaare Abiy Axmed.<\/p>\n<p>\u201cDan gaar ah kama lihin in aan galno caasimadda si aan xukunka ula wareegno. Naguma jiro damac ah dhul ballaarsi. Ujeedka keliya ee aan leenahay ayaa ah in aan xaqiijino in Abiy uusan khatar ku sii ahaan shacabkeena. Haddii ujeedkaas aan ku gaari karno gelitaanka Addis Ababa, waan geli doonnaa,\u201d ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p>Dowladda Itoobiya ayaa wacad ku martay inay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto xoogaga fallaagada Tigreega, inkastoo ay sii kordhayaan baaqyada caalamiga ah ee ah in xabbad joojin la sameeyo.<\/p>\n<p>Warbixin lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Itoobiya ay ku jirto dagaal ay ku badbaadinayso jiritaanka waddanka, isla markaana aysan ku joojin doonin dacaayad shisheeye.<\/p>\n<p>Waddamada Afrika, Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaa ku celceliyay baaqyada ku aaddan xabbad joojinta, iyo in wada-hadalal lagu soo afjarayo colaadda.<\/p>\n<p>Waxaa Itoobiya booqasho ku jooga ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Jeffrey Feltman, kaasoo ku dedaalaya in wadahadal lagu dhameeyo colaadda Itoobiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa kasii dareyso xaaladda dalka Itoobiya oo halis ugu jirto burbur kadib markii uu xoogeystay dagaalka u dhaxeeyo xooggaga Tigray oo kusoo dhawaanayo Addis Ababa iyo Cidiamada Federaalka Itoobiya. Cabsi weyn ayaa ka jirto Addis Ababa kadib markii ay kusoo dhawaadeen ciidamada TPLF oo usoo jirsaday wax ka yar 400Km, waxayna dowladaha reer Galbeedka qaarkood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164485","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa kasii dareyso xaaladda dalka Itoobiya oo halis ugu jirto burbur kadib markii uu xoogeystay dagaalka u dhaxeeyo xooggaga Tigray oo kusoo dhawaanayo Addis Ababa iyo Cidiamada Federaalka Itoobiya. Cabsi weyn ayaa ka jirto Addis Ababa kadib markii ay kusoo dhawaadeen ciidamada TPLF oo usoo jirsaday wax ka yar 400Km, waxayna dowladaha reer Galbeedka qaarkood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-05T09:34:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-05T09:57:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/\",\"name\":\"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-05T09:34:24+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-05T09:57:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg\",\"width\":640,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa - Wardoon","og_description":"Waxaa kasii dareyso xaaladda dalka Itoobiya oo halis ugu jirto burbur kadib markii uu xoogeystay dagaalka u dhaxeeyo xooggaga Tigray oo kusoo dhawaanayo Addis Ababa iyo Cidiamada Federaalka Itoobiya. Cabsi weyn ayaa ka jirto Addis Ababa kadib markii ay kusoo dhawaadeen ciidamada TPLF oo usoo jirsaday wax ka yar 400Km, waxayna dowladaha reer Galbeedka qaarkood [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-05T09:34:24+00:00","article_modified_time":"2021-11-05T09:57:06+00:00","og_image":[{"width":640,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/","name":"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg","datePublished":"2021-11-05T09:34:24+00:00","dateModified":"2021-11-05T09:57:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/tiibii.jpeg","width":640,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-sheegtay-inay-galayaan-addis-ababa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo sheegtay inay galayaan Addis Ababa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164485"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164485"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164485\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164487,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164485\/revisions\/164487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164485"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164485"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164485"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}