{"id":164529,"date":"2021-11-07T14:26:33","date_gmt":"2021-11-07T11:26:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164529"},"modified":"2021-11-07T14:26:33","modified_gmt":"2021-11-07T11:26:33","slug":"raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164530\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ra&#8217;iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa sheegay in isagoon wax dhibaata ah soo gaarin uu ka badbaaday weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad ee caasimadda waddankaasi.<\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in hoyga ra&#8217;iisul wasaaraha oo ku yaal aagga Green Zone-ka loo yaqaan lagu soo weerraray diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah ee drone-ka oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, arrintaas oo loo malaynayo inay tahay iskuday lagu khaarijin rabay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Warar ay baahiyeen warbaahinta ayaa goor hore lagu sheegay in Mr al-Kadhimi loo qaaday isbitaalka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Farriin uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu ku baaqay in &#8220;la isdajiyo oo cidwalba la iska xakameeyo, iyadoo la eegayo danta dalka Ciraaq&#8221;.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Saraakiisha ayaa sheegay in lix qof oo ka tirsan ciidammada ilaalada ee ra&#8217;iisul wasaaraha lagu dhaacaway weerrarkaasi.<\/p>\n<p dir=\"ltr\">\n<\/div>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Ma jirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerrarka lagu qaaday goobtan ka tirsan magaalada caasamidda ah ee ay ku yaallaan dhismooyin badan oo kuwa dowladda ah iyo safaaradaha shisheeye.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mr al-Kadhimi, oo ah madaxii hore ee sirdoonka, ayaa xilka ra&#8217;iisul wasaaraha waxaa loo dhaariyay bishii May ee sanadkii tegay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Todobaadyadii la soo dhaafay, taageerayaasha kooxaha siyaasadda ee u janjeera dhanka Iiraan ayaa meel u dhaw aagga Green Zone-ka waxa ay ka dhigayeen dibadbaxyo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxa ay ka mudahaaradayeen natiijooyinka doorashadii guud ee la qabtay bishii la soo dhaafay, taas oo ay sheegeen in cododka lagu shubtay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Iyadoo in ka badan 100 qof ay ku dhaawacmeen iskudhacyo qalalaase watay oo todobaadkan dhexmaray dibadbaxayaasha iyo ciidammada ammaanka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa sheegay in isagoon wax dhibaata ah soo gaarin uu ka badbaaday weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad ee caasimadda waddankaasi. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in hoyga ra&#8217;iisul wasaaraha oo ku yaal aagga Green Zone-ka loo yaqaan lagu soo weerraray diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa sheegay in isagoon wax dhibaata ah soo gaarin uu ka badbaaday weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad ee caasimadda waddankaasi. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in hoyga ra&#8217;iisul wasaaraha oo ku yaal aagga Green Zone-ka loo yaqaan lagu soo weerraray diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-07T11:26:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/\",\"name\":\"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-07T11:26:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisul Wasaaraha waddanka Ciraaq Mustafa al-Kadhimi ayaa sheegay in isagoon wax dhibaata ah soo gaarin uu ka badbaaday weerrar lagu soo qaaday gurigiisa ku yaal magaalada Baqdaad ee caasimadda waddankaasi. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in hoyga ra&#8217;iisul wasaaraha oo ku yaal aagga Green Zone-ka loo yaqaan lagu soo weerraray diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-07T11:26:33+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/","name":"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg","datePublished":"2021-11-07T11:26:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/121465489_gettyimages-1229177869.jpeg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raisul-wasaaraha-iraq-oo-lagu-qaaday-weerar-drone-loo-adeegsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019isul Wasaaraha Iraq oo lagu qaaday weerar drone loo adeegsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164529"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164529"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164531,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164529\/revisions\/164531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}