{"id":164626,"date":"2021-11-11T11:47:22","date_gmt":"2021-11-11T08:47:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164626"},"modified":"2021-11-11T11:47:22","modified_gmt":"2021-11-11T08:47:22","slug":"rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/","title":{"rendered":"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw waxay safar dhulka ah ku gaareen degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe.<\/p>\n<p>Safarka Raysal wasaaraha iyo madaxweynaha Hirshabeelle ku gaareen degmada Balcad waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Amaanka degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana wado kasta lagu arkayaa ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan ilaalada Raysal wasaaraha iyo kuwa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safarka Raysal wasaare Rooble ee degmada Balcad ayaa lagu sheegay ujeedkiisa inuu yahay u kuur galida xaaladaha amni iyo mida nololeed ee degmada Balcad iyo halka ay marayaan dhismaha wadada laamiga ah ee isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.<\/p>\n<p>&#8220;Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ra\u2019iisul Wasaaraha oo ay wehliyaan madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), Wasiirka Amniga XFS iyo mas\u2019uuliyiin kale, ayaa booqashadan ugu kuurgalaya xaaladaha amni nololeed ee degmada Balcad iyo deegaannada ku teedsan iyo halka ay marayaan mashaariicda horumarineed ee halkaas ka socda sida dhismaha waddada laamiga ah ee xiriirisa Muqdisho iyo Jowhar&#8221; ayuu yiri Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahin Macalimuu.<\/p>\n<p>Safarkaan uu maanta ku tagay Rooble degmada Balcad ayaa noqonaya safarkiisii ugi horeeyay ee uu degmadaasi ku tago tan iyo markii loo magacaabay Raysal wasaaraha Soomaaliya waxayna degmada Balcad ayaa magaalada Muqdisho u jirta 37 KM.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164627\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930470394110.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930470394110.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930470394110-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930470394110-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164628\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930340400543.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930340400543.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930340400543-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930340400543-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164629\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164630\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930042209595-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164631\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929790453265.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929790453265.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929790453265-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929790453265-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164632\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929562350033.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929562350033.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929562350033-300x200.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721929562350033-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw waxay safar dhulka ah ku gaareen degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe. Safarka Raysal wasaaraha iyo madaxweynaha Hirshabeelle ku gaareen degmada Balcad waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw waxay safar dhulka ah ku gaareen degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe. Safarka Raysal wasaaraha iyo madaxweynaha Hirshabeelle ku gaareen degmada Balcad waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-11T08:47:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/\",\"name\":\"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-11T08:47:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw waxay safar dhulka ah ku gaareen degmada Balcad ee gobolka Sh\/dhexe. Safarka Raysal wasaaraha iyo madaxweynaha Hirshabeelle ku gaareen degmada Balcad waxaa qeyb ka ah Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-11T08:47:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/","name":"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg","datePublished":"2021-11-11T08:47:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211111637721930168915308.jpeg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-safar-dhulka-ah-ku-tagay-degmada-balcad-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble safar dhulka ah ku tagay degmada Balcad +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164626"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164633,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164626\/revisions\/164633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}