{"id":164740,"date":"2021-11-15T22:06:23","date_gmt":"2021-11-15T19:06:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164740"},"modified":"2021-11-15T22:06:23","modified_gmt":"2021-11-15T19:06:23","slug":"daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani"},"content":{"rendered":"<p>\u201dAnnigu waxa aan Guddoomiyaha Xisbigan noqday 2012kii xiligaas oo shahaadada xisbinimo la siiyey xisbiga WADDANI, Muuse iyo Faysal labaduba way iiga horreeyeen xilka Guddoomiyaha Xisbiyada, da\u2019ahaanna labaduba waa ay iga weyn yihiin, hase yeeshee, annigu waxa aan maanta Shirweynaha 2aad ee Xisbiga WADDANI hortiisa kaga dhawaaqayaa in aan ka hadhay in aan u tartamo mar 2aad xilka Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI\u201d<\/p>\n<p>Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)<\/p>\n<p>Nuxurka Khudbadii Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ka Jeediyey Furitaanka Shirweynaha Labaad Ee Xisbiga<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey furitaanka shirweynaha labaad Xisbiga Waddani oo maanta ka furmay Hargeysa.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cirro, ayaa khudbadiisa kaga hadlay marxaladda waddanku marayo, Sicir bararka, siyaasadda arrimaah dibedda, doorashooyinka iyo qorsheyaasha Xisbiga Waddani ee doorashada madaxtooyada ee soo socota.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), waxa uu khudbadiisa ku sheegay inuu ka hadhay mar labaad inuu u tartamo jagada Guddoomiyaha ee Xisbiga Waddani, isaga oo xusay inuu fursad siinayo madaxda kale ee Xisbiga Waddani.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F283526970362647%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201dAnnigu waxa aan Guddoomiyaha Xisbigan noqday 2012kii xiligaas oo shahaadada xisbinimo la siiyey xisbiga WADDANI, Muuse iyo Faysal labaduba way iiga horreeyeen xilka Guddoomiyaha Xisbiyada, da\u2019ahaanna labaduba waa ay iga weyn yihiin, hase yeeshee, annigu waxa aan maanta Shirweynaha 2aad ee Xisbiga WADDANI hortiisa kaga dhawaaqayaa in aan ka hadhay in aan u tartamo mar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164741,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"\u201dAnnigu waxa aan Guddoomiyaha Xisbigan noqday 2012kii xiligaas oo shahaadada xisbinimo la siiyey xisbiga WADDANI, Muuse iyo Faysal labaduba way iiga horreeyeen xilka Guddoomiyaha Xisbiyada, da\u2019ahaanna labaduba waa ay iga weyn yihiin, hase yeeshee, annigu waxa aan maanta Shirweynaha 2aad ee Xisbiga WADDANI hortiisa kaga dhawaaqayaa in aan ka hadhay in aan u tartamo mar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-15T19:06:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35-1024x610.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"610\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35.png\",\"datePublished\":\"2021-11-15T19:06:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35.png\",\"width\":1738,\"height\":1036},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani - Wardoon","og_description":"\u201dAnnigu waxa aan Guddoomiyaha Xisbigan noqday 2012kii xiligaas oo shahaadada xisbinimo la siiyey xisbiga WADDANI, Muuse iyo Faysal labaduba way iiga horreeyeen xilka Guddoomiyaha Xisbiyada, da\u2019ahaanna labaduba waa ay iga weyn yihiin, hase yeeshee, annigu waxa aan maanta Shirweynaha 2aad ee Xisbiga WADDANI hortiisa kaga dhawaaqayaa in aan ka hadhay in aan u tartamo mar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-15T19:06:23+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":610,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35-1024x610.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/","name":"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35.png","datePublished":"2021-11-15T19:06:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Screenshot-2021-11-15-at-19.01.35.png","width":1738,"height":1036},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cirro-oo-sheegay-sababta-uu-u-wareejiyey-xilka-gudoomiyaha-waddani\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiye Cirro Oo sheegay Sababta Uu u Wareejiyey Xilka Gudoomiyaha Waddani"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164740"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164742,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164740\/revisions\/164742"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164741"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}