{"id":164749,"date":"2021-11-16T12:21:35","date_gmt":"2021-11-16T09:21:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164749"},"modified":"2021-11-16T12:21:35","modified_gmt":"2021-11-16T09:21:35","slug":"wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/","title":{"rendered":"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164750\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin ka bixiyay warar baraha bulashada si aad ah loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay ee ahaa in raysal wasare Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusamareeb ay ka mid tahay inuu wadahadalo la yeesho Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in safarka raysal wasaaraha ee Dhuusamareeb uusan qeyb ka aheyn qorshahiisa inuu wadahadal la yeesho Ahlu Sunnada hubeysan.<\/p>\n<p>\u201d Ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusa-mareeb kuma jirto in uu wada-hadal la galo Ahlu sunnada hubeysan ayuu yiri\u201d Wasiir Al-cadaala.<\/p>\n<p>Wararkan ayaa soo baxay kadib markii raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya uu shalay gaaray degmada Dhuusamareeb oo uu sheegay in qorshaha safarkiisa uu yahay u kuurgalida arrimaha doorashooyinka.<\/p>\n<p>Madaxda Ahlu Sunna ayaa sidoo kale ku sugan deegaanka Bohol ee gobolka Galgaduud oo Dhuusamareeb u jirta qiyaastii 30KM, waxaana dhawaan fashilmay wadahadalo lagu dhex dhexaadinayay hogaanka Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin ka bixiyay warar baraha bulashada si aad ah loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay ee ahaa in raysal wasare Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusamareeb ay ka mid tahay inuu wadahadalo la yeesho Ahlu Sunna. Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in safarka raysal wasaaraha ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164750,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin ka bixiyay warar baraha bulashada si aad ah loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay ee ahaa in raysal wasare Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusamareeb ay ka mid tahay inuu wadahadalo la yeesho Ahlu Sunna. Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in safarka raysal wasaaraha ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-16T09:21:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/\",\"name\":\"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-16T09:21:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna - Wardoon","og_description":"Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa faahfaahin ka bixiyay warar baraha bulashada si aad ah loogu faafiyay saacadahii lasoo dhaafay ee ahaa in raysal wasare Rooble qorshaha uu u tagay Dhuusamareeb ay ka mid tahay inuu wadahadalo la yeesho Ahlu Sunna. Wasiir Al-cadaala ayaa sheegay in safarka raysal wasaaraha ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-16T09:21:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/","name":"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg","datePublished":"2021-11-16T09:21:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/20211116637726201362143889.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-al-cadaala-oo-sheega-inaysan-rooble-lakulmayn-ahlusuna\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Al-cadaala oo sheega inaysan Rooble lakulmayn Ahlusuna"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164749"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164749"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164749\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164751,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164749\/revisions\/164751"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164750"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}