{"id":164814,"date":"2021-11-19T12:18:55","date_gmt":"2021-11-19T09:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164814"},"modified":"2021-11-19T12:18:55","modified_gmt":"2021-11-19T09:18:55","slug":"abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/","title":{"rendered":"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia"},"content":{"rendered":"<figure id=\"attachment_164815\" aria-describedby=\"caption-attachment-164815\" style=\"width: 608px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-164815\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"608\" height=\"342\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg 608w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 608px) 100vw, 608px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-164815\" class=\"wp-caption-text\">Security Council Considers Situation in Somalia<\/figcaption><\/figure>\n<p>Golaha ammaanka ayaa dhowaan magacaabaya guddi madax bannaan oo soo qiimeeya waxa ay dowladda Soomaaliya ka qabatay hubka sharci darrada ah, si looga fikiro in laga qaaddo cunaqabataynta hubka ee saaran.<\/p>\n<p>Danjiraha Soomaaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Baalle, ayaa warkaan ku sheegay wareysi uu bixiyay oo uu kaga hadlayay sababta Soomaaliya muddo ka badan 30 sano ugu guulaysan la\u2019dahay in laga qaado xayiraada hubka ee hadda lasii kordhiyay.<\/p>\n<p>Danjiruhu wuxuu sheegay in guddigan oo la magacaabayo bilaha soo socda ay tegidoonaan magaalada Muqsdisho, iyagoo u kuur galidoona heerka la dagaalanka hubka sharci darrada ah ee dalka Soomaaliya lasoo galiyo.<\/p>\n<p>\u201cWaa guul u soo hoyatay Soomaaliya guddigaas qiimaynta haddii la diro, kadibna la diyaariyo yoolashii Soomaaliya looga qaadi lahaa xayiraada hubka oo ah tii ugu dheerayd ee dal lagusoo rogo,\u201d ayuu yiri Danjire Abuukar Baalle.<\/p>\n<p>Danjiraha UNka ayaa sheegay in Soomaaliya markii ugu horraysay ay ku guulaysatay in ay la socoto oo wax laga weydiiyo hubka ciiddamada AMISOM loo keeno, isagoo sheegay in dowladda lasiinayo number sireedka hubkaas, si ay u ogaato haddii hubkaas cid kale gacanta loo galiyo.<\/p>\n<p>Maalmo kahor ayay ahayd markii golaha ammaanka uu meel mariyay in muddo hal sano ah lagu kordhiyo cunaqataynta hubka ee Soomaaliya, iyadoo golaha ammaanku sheegay in Alshabaab ay si fudud gacanta ugu galaan hubka aan la ogayn meel uu kaga yimaado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha ammaanka ayaa dhowaan magacaabaya guddi madax bannaan oo soo qiimeeya waxa ay dowladda Soomaaliya ka qabatay hubka sharci darrada ah, si looga fikiro in laga qaaddo cunaqabataynta hubka ee saaran. Danjiraha Soomaaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Baalle, ayaa warkaan ku sheegay wareysi uu bixiyay oo uu kaga hadlayay sababta Soomaaliya muddo ka badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164815,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164814","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha ammaanka ayaa dhowaan magacaabaya guddi madax bannaan oo soo qiimeeya waxa ay dowladda Soomaaliya ka qabatay hubka sharci darrada ah, si looga fikiro in laga qaaddo cunaqabataynta hubka ee saaran. Danjiraha Soomaaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Baalle, ayaa warkaan ku sheegay wareysi uu bixiyay oo uu kaga hadlayay sababta Soomaaliya muddo ka badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-19T09:18:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/\",\"name\":\"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-19T09:18:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg\",\"width\":608,\"height\":342,\"caption\":\"Security Council Considers Situation in Somalia\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia - Wardoon","og_description":"Golaha ammaanka ayaa dhowaan magacaabaya guddi madax bannaan oo soo qiimeeya waxa ay dowladda Soomaaliya ka qabatay hubka sharci darrada ah, si looga fikiro in laga qaaddo cunaqabataynta hubka ee saaran. Danjiraha Soomaaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay, Abuukar Baalle, ayaa warkaan ku sheegay wareysi uu bixiyay oo uu kaga hadlayay sababta Soomaaliya muddo ka badan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-19T09:18:55+00:00","og_image":[{"width":608,"height":342,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/","name":"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg","datePublished":"2021-11-19T09:18:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Abukar-Osm-1.jpeg","width":608,"height":342,"caption":"Security Council Considers Situation in Somalia"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abuukar-baalle-oo-sheegay-in-gudi-loosaarayo-cunaqabtayna-hubka-ee-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abuukar Baalle oo sheegay in gudi loosaarayo cunaqabtayna hubka ee Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164814"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164814"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164816,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164814\/revisions\/164816"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}