{"id":164849,"date":"2021-11-21T00:16:35","date_gmt":"2021-11-20T21:16:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164849"},"modified":"2021-11-21T00:28:15","modified_gmt":"2021-11-20T21:28:15","slug":"164849","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164847\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg\" alt=\"\" width=\"486\" height=\"532\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg 486w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika-274x300.jpeg 274w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika-384x420.jpeg 384w\" sizes=\"(max-width: 486px) 100vw, 486px\" \/><\/p>\n<p>Allaha u naxariistee waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika ka dib qarax lala beegsaday gaarigiisa.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay qaraxaas Sharma\u2019arke Maxamed Warsame oo.ah Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo Cabdiqaadir oo wadde u ahaa Agaasimaha.<\/p>\n<p>\u201cQaraxa sida ay cadeeyeen Kooxaha baarista Booliska waxaa fuliyey qof naftii hallige ah oo dhinaca ku dhagay gaariga ay saarnaayeen agaasimiyaasha Radio Mogadishu iyo SNTV oo kasoo baxay Maqaayad ay ka casheeyeen oo ku taalla dhanka Boondhere wadada Busley\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada warfaafinta.<\/p>\n<p>Qoraalka oo lagu baahiyey warbaahinta dowlada ayaa lagu beeniyey in qaraxa uu ahaa mid gaariga lagu xiray.<\/p>\n<p>\u201cDhagar Qabaha ayaa waxa uu halmar ku soo booday Daaqada Gaariga kadibna waa isqarxiyay Sida ay qoraayaan warbaahinta ma ahan oo qarax Gaariga ku xiran, Waxaana yaala qeyb ka mid ah Jirka Naftii haligaha isqarxiyay\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cSaaxiibkey Afrika Maalmahaan wuxuu u diyaargaroobaayey safar, Wuxuu dalbaday Visa, asaga iyo hooyadiis si uu daawo ugu qaado dalka dibaddiisa, wuxuu soo goostay Tikid, wuxuuna qaatay warqaddii fasaxa safarka, wuxuu wareejiyay xilkii Agaasinka Raadiyaha, Xilliga bixitaankiisa waxaa ka harsanaa saacado balse safar kale ayuu aaday Caawa oo dhammaan loo wada socdo\u201d ayuu yiri C\/raxiin Ciise Caddow oo ka mid ah Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta DF.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F593655948589598%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika ka dib qarax lala beegsaday gaarigiisa. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay qaraxaas Sharma\u2019arke Maxamed Warsame oo.ah Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo Cabdiqaadir oo wadde u ahaa Agaasimaha. \u201cQaraxa sida ay cadeeyeen Kooxaha baarista Booliska waxaa fuliyey qof naftii hallige ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164847,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika ka dib qarax lala beegsaday gaarigiisa. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay qaraxaas Sharma\u2019arke Maxamed Warsame oo.ah Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo Cabdiqaadir oo wadde u ahaa Agaasimaha. \u201cQaraxa sida ay cadeeyeen Kooxaha baarista Booliska waxaa fuliyey qof naftii hallige ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-20T21:16:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-11-20T21:28:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-20T21:16:35+00:00\",\"dateModified\":\"2021-11-20T21:28:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg\",\"width\":486,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee waxaa caawa Muqdisho ku geeriyooday Agaasimihii Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika ka dib qarax lala beegsaday gaarigiisa. Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay qaraxaas Sharma\u2019arke Maxamed Warsame oo.ah Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo Cabdiqaadir oo wadde u ahaa Agaasimaha. \u201cQaraxa sida ay cadeeyeen Kooxaha baarista Booliska waxaa fuliyey qof naftii hallige ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-20T21:16:35+00:00","article_modified_time":"2021-11-20T21:28:15+00:00","og_image":[{"width":486,"height":532,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/","name":"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg","datePublished":"2021-11-20T21:16:35+00:00","dateModified":"2021-11-20T21:28:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/Afrika.jpeg","width":486,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/164849\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sidee u dhacay qaraxii lagu dilay Cabdicasiis Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164849"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164849"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164854,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164849\/revisions\/164854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}