{"id":164983,"date":"2021-11-25T11:13:59","date_gmt":"2021-11-25T08:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=164983"},"modified":"2021-11-25T11:13:59","modified_gmt":"2021-11-25T08:13:59","slug":"akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/","title":{"rendered":"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164977\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1-300x169.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1-768x432.jpeg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1-696x392.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuucisa lagu sheegay Surf ayaa saakay ka dhacay kasoo horjeedka Dugsi Sare Banaadir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliiska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qaraxa lala eegtay gaadiid ay leeyihiin ilaalada Qaramada Midoobay oo marayay goobta uu qaraxu ka dhacay.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay afhayeenka in qaraxa ku dhinteen dad gaaraya 8-qof ay ku jiraan dad shacab ah halka ay ku dhaawacmeen 17-qof oo kale, mana kala saarin afhayeenka dadka ay waxyeelada kasoo gaareen qaraxan.<\/p>\n<p>\u201c25-11-2021 abaaro 07:32hrs waxaa Qarax gaari ka dhacay inta u dhaxeysa isgoyska Tarabuunka iyo Guriga Ex.M. Cabdiqaasim gaar ahaan Afaafka Hore ee Iskuulka Mocaasir oo kuyaala kasoo horjeedka Dugsi sare Banaadir, Gaariga Qarxay Noociisu waa Surf kana yimid dhanka Tarbuunka taarget.ka wuxuu ahaa Baabuurta waardiyeysa UN.ka ee looyaqaano Duguf Security Qasaaruhuna ay Turakoobeen Boliisku waa 8 Dhimasho ah iyo 17 Dhaawac ah\u201d ayuu ku yiri qoraal kasoo baxay afhayeenka booliiska.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qaraxan xoogan ee saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, waxa ayna Shabaab sheegeen in qaraxa la beegsadeen saraakiil milatari oo cadaan ah kuwaa ay tilmaameen in ay kusii jeedeen xerada Xalane.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuucisa lagu sheegay Surf ayaa saakay ka dhacay kasoo horjeedka Dugsi Sare Banaadir ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliiska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qaraxa lala eegtay gaadiid ay leeyihiin ilaalada Qaramada Midoobay oo marayay goobta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-164983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuucisa lagu sheegay Surf ayaa saakay ka dhacay kasoo horjeedka Dugsi Sare Banaadir ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliiska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qaraxa lala eegtay gaadiid ay leeyihiin ilaalada Qaramada Midoobay oo marayay goobta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-11-25T08:13:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/\",\"name\":\"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-11-25T08:13:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho - Wardoon","og_description":"Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuucisa lagu sheegay Surf ayaa saakay ka dhacay kasoo horjeedka Dugsi Sare Banaadir ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliiska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qaraxa lala eegtay gaadiid ay leeyihiin ilaalada Qaramada Midoobay oo marayay goobta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-11-25T08:13:59+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/","name":"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg","datePublished":"2021-11-25T08:13:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/11\/rax-1.jpeg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-qaraxa-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO: Tirada dhimashada iyo dhaawaca Qaraxa Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164983"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=164983"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164983\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":164984,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/164983\/revisions\/164984"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=164983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=164983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=164983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}