{"id":165192,"date":"2021-12-01T12:33:20","date_gmt":"2021-12-01T09:33:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165192"},"modified":"2021-12-01T12:35:13","modified_gmt":"2021-12-01T09:35:13","slug":"daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165193\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"385\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234-300x175.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go\u2019an tahay inuu gacanta kusoo celiyo hay\u2019addaha u xiran shaqsiyaadka gaarka ah.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay arrimaha ciiddamada isagoo sheegay in uusan jirindoonin ciiddamo rag leeyihiin oo Puntland kasii dhex shaqayndoona.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday mid si toos ah ugu socday saraakiisha hay\u2019adda PSF, kuwaas oo kasoo horjeestay in ay wareejiyaan xilka hay\u2019adda ciiddanka PSF.<\/p>\n<p>\u201cDalku hal ciiddan ayuu yeelanayaa, ma yeelanayo ciiddamo rag leeyihiin. Hal dakhli buu yeelanayaa. Markaan imid waxaa jiri jirtay wax la dhaho curaaro, nin walba 2% ayaa meel loo saaray. Maalintii ugu horraysay ayaa ka taqlisiyay. Ciidamo hebelo leeyihiina dabayaaqadoodii ayaa socota,\u201d ayuu yidhi Deni.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweyne Deni ayaa kusoo aadaya, iyadoo magaalada Boosaaso ay ka jiraan xiisado ka dhashay xil ka qaadista taliyaha hay\u2019adda PSF. Puntland ayaa halkaas ku daabushay ciiddamo, si ay xoog ugu adeegsadaan haddii ay madaxda hay&#8217;adda PSF iskusii dhajiyaan xilka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F658353711827592%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go\u2019an tahay inuu gacanta kusoo celiyo hay\u2019addaha u xiran shaqsiyaadka gaarka ah. Madaxweyne Deni ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay arrimaha ciiddamada isagoo sheegay in uusan jirindoonin ciiddamo rag leeyihiin oo Puntland kasii dhex shaqayndoona. Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go\u2019an tahay inuu gacanta kusoo celiyo hay\u2019addaha u xiran shaqsiyaadka gaarka ah. Madaxweyne Deni ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay arrimaha ciiddamada isagoo sheegay in uusan jirindoonin ciiddamo rag leeyihiin oo Puntland kasii dhex shaqayndoona. Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-01T09:33:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-01T09:35:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-01T09:33:20+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-01T09:35:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg\",\"width\":660,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go\u2019an tahay inuu gacanta kusoo celiyo hay\u2019addaha u xiran shaqsiyaadka gaarka ah. Madaxweyne Deni ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay arrimaha ciiddamada isagoo sheegay in uusan jirindoonin ciiddamo rag leeyihiin oo Puntland kasii dhex shaqayndoona. Hadalka madaxweyne Deni ayaa u muuqday [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-01T09:33:20+00:00","article_modified_time":"2021-12-01T09:35:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":385,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/","name":"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg","datePublished":"2021-12-01T09:33:20+00:00","dateModified":"2021-12-01T09:35:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021121637739227356796234.jpeg","width":660,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-puntland-kama-shaqayndoonaan-ciiddamo-rag-leeyihiin-waan-ka-taqlusinaynaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deni: Puntland kama shaqayndoonaan ciiddamo rag leeyihiin, waan ka taqlusinaynaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165192"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165192"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165195,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165192\/revisions\/165195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165193"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}