{"id":165335,"date":"2021-12-06T00:11:09","date_gmt":"2021-12-05T21:11:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165335"},"modified":"2021-12-06T00:11:09","modified_gmt":"2021-12-05T21:11:09","slug":"daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165336\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png\" alt=\"\" width=\"1348\" height=\"826\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png 1348w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04-300x184.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04-1024x627.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04-768x471.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04-696x426.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04-1068x654.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04-685x420.png 685w\" sizes=\"(max-width: 1348px) 100vw, 1348px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay magaalada Baydbabo.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada ayaa sheegay in habka loo maray doorashada labadaas kursi ay baalmarsan yihiin habraaca loo dajiyay doorashada aqalka hoose, waxayna labadaas kursi kala yihiin, HOP 155 iyo HOP 103.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada waxay baabi\u2019iyeen natiijada lagu doortay kuraastan, waxayna amreen in dib loogu laabto doorashadooda.<\/p>\n<p>Labada kursi ee dib loogu celiyay doorashada waxaa ku kala guulaystay Sareedo Maxamed Cabdalla oo horey uga mid ahayd barlamaanka Soomaaliya kuna tartamaysay kursiga 154 iyo Maxamed Cali Xasan oo ku guulaystay kursiga 103.<\/p>\n<p>Kursiga 103 waxaa dacwad horey uga gudbiyay guddoomiyihii hore ee barlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari, oo muddo siddeed sano ka badan kursigaas kusoo fadhiyay.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada ayaa sidoo kale, sheegay in ay ka war-sugayaan baaritaan guddiga xallinta khilaafaadku hayo kursi lagu muransan yahay oo lagu doortay Galmudug, oo natiijadiisa la hakiyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FZmSJdg1I_8\" width=\"796\" height=\"448\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165337\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"955\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-207x300.jpeg 207w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/1-290x420.jpeg 290w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay magaalada Baydbabo. Guddiga doorashada ayaa sheegay in habka loo maray doorashada labadaas kursi ay baalmarsan yihiin habraaca loo dajiyay doorashada aqalka hoose, waxayna labadaas kursi kala yihiin, HOP 155 iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay magaalada Baydbabo. Guddiga doorashada ayaa sheegay in habka loo maray doorashada labadaas kursi ay baalmarsan yihiin habraaca loo dajiyay doorashada aqalka hoose, waxayna labadaas kursi kala yihiin, HOP 155 iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-05T21:11:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"826\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png\",\"datePublished\":\"2021-12-05T21:11:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png\",\"width\":1348,\"height\":826},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo - Wardoon","og_description":"Guddiga heer federal ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in dib loogu laabanayo doorashada labo kursi oo dhawaan lagu doortay magaalada Baydbabo. Guddiga doorashada ayaa sheegay in habka loo maray doorashada labadaas kursi ay baalmarsan yihiin habraaca loo dajiyay doorashada aqalka hoose, waxayna labadaas kursi kala yihiin, HOP 155 iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-05T21:11:09+00:00","og_image":[{"width":1348,"height":826,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/","name":"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png","datePublished":"2021-12-05T21:11:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-05-at-21.09.04.png","width":1348,"height":826},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddiga-doorashada-oo-diiday-doorashada-labo-kursi-oo-dhowaan-lagu-doortay-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddiga doorashada oo diiday doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165335"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165338,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165335\/revisions\/165338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}