{"id":165408,"date":"2021-12-08T15:43:48","date_gmt":"2021-12-08T12:43:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165408"},"modified":"2021-12-08T15:43:48","modified_gmt":"2021-12-08T12:43:48","slug":"muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165409\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"383\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wareegto uu ku saxeexanyahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in xukuumada Somaliland ay joojisay aqbalaada cafisyada ay Soo dalbadaan dadka reer Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya, isla markaana, waxa lagu xusay in ay maxkamad wajihi doonaan.<\/p>\n<div align=\"justify\">Wareegtada ayaa lagu yidhi &#8220;qof kasta oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland, ha noqdo masuul dowladeed, shicib, urur, axsaab, aqoon-yahan, madax-dhaqameed, suugaan-yahan iyo dhammaanba qaybaha bulshada oo ka qayb-gala siyaasadda Soomaaliya ee lagu mamnuucay go\u2019aanka labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland waxa lagu qaadi doonaa Dambi Khiyaamo Qaran, si waafaqsan Qodobka 1aad iyo 2aad ee Go\u2019aanka Labada Gole&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa lagu sheegay in xukuumadda oo kaliya ah ka qayb gali karto shirarka ay ku kulmayaan Somaliland iyo Soomaaliya, ee loo arko in ay dani ku jirto ee aan ka hor imanaynin jiritaanka Somaliland iyo dastuurka Somaliland, si waafaqsan go\u2019aanka\u00a0 labada gole ee summaddiisu tahay GB\/G\/01\/02\/2012, kuna taariikhaysan 05\/02\/2012.<\/p>\n<p>Qof kasta oo ka qayb-gala arrimaha siyaasadda Soomaaliya ee lagu mamnuucay go\u2019aanka labada gole ee baarlamaan ee Somaliland, lagama aqbali doono cafis ka hor inta aan la horgaynin maxkamadda awoodda u leh oo aanu xukun maxkamadeed ku dhicin.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\">Dhamaan hay&#8217;ada amniga iyo hay&#8217;adaha kale ee xukuumada ayaa amar lagu siiyay in ay fuliyaan amarka kasoo baxay madaxweynaha Somaliland.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Hoos ka akhriso wareegtada oo faahfaahsan:-<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\">1) Qof kasta oo u dhashay Dalkan Jamhuuriyadda Somaliland, ha noqdo Masuul Dawladeed, Shicib, Urur, Axsaab, Aqoon-yahan, Madax-dhaqameed, Suugaan-yahan iyo dhammaanba qaybaha Bulshada oo ka qayb-gala siyaasadda Soomaaliya ee lagu mamnuucay Go\u2019aanka Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland waxa lagu qaadi doonaa Dambi Khiyaamo Qaran, si waafaqsan Qodobka 1aad iyo 2aad ee Go\u2019aanka Labada Gole.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">2) Xukuumadda oo kaliya ayaa ka qayb gali karta shirarka ay ku kulmayaan Somaliland iyo Soomaaliya, ee loo arko in ay dani ku jirto ee aan ka hor imanaynin jiritaanka Qarannimada iyo Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, si waafaqsan Go\u2019aanka\u00a0 labada Gole ee summaddiisu tahay GB\/G\/01\/02\/2012, kuna taariikhaysan 05\/02\/2012.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">3) Qof kasta oo ka qayb-gala arrimaha siyaasadda Soomaaliya ee lagu mamnuucay Go\u2019aanka Labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland, lagama aqbali doono cafis ka hor inta aan la horgaynin Maxkamadda awoodda u leh oo aanu Xukun Maxkamadeed ku dhicin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">4) Dhammaan hay\u2019adaha nabad-gelyada ee ku shaqada leh waxa waajib ku ah in ay fuliyaan Go\u2019aanka Labada Gole, isla markaana horgeeyaan Maxkamadda awoodda u leh qof kasta oo gala dambigaasi, si loo adkeeyo Jiritaanka Qarannimada iyo Madax-bannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto uu ku saxeexanyahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in xukuumada Somaliland ay joojisay aqbalaada cafisyada ay Soo dalbadaan dadka reer Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya, isla markaana, waxa lagu xusay in ay maxkamad wajihi doonaan. Wareegtada ayaa lagu yidhi &#8220;qof kasta oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland, ha noqdo masuul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wareegto uu ku saxeexanyahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in xukuumada Somaliland ay joojisay aqbalaada cafisyada ay Soo dalbadaan dadka reer Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya, isla markaana, waxa lagu xusay in ay maxkamad wajihi doonaan. Wareegtada ayaa lagu yidhi &#8220;qof kasta oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland, ha noqdo masuul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-08T12:43:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-08T12:43:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg\",\"width\":660,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wareegto uu ku saxeexanyahay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu sheegay in xukuumada Somaliland ay joojisay aqbalaada cafisyada ay Soo dalbadaan dadka reer Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya, isla markaana, waxa lagu xusay in ay maxkamad wajihi doonaan. Wareegtada ayaa lagu yidhi &#8220;qof kasta oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland, ha noqdo masuul [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-08T12:43:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/","name":"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg","datePublished":"2021-12-08T12:43:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/2021128637745391852761240.jpeg","width":660,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-joojiyay-cafiska-dadka-somaliland-ee-ka-qayb-gala-siyaasada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muuse Biixi oo joojiyay cafiska dadka Somaliland ee ka qayb gala siyaasada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165408"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165408"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165410,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165408\/revisions\/165410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}