{"id":165546,"date":"2021-12-13T23:25:02","date_gmt":"2021-12-13T20:25:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165546"},"modified":"2021-12-13T23:25:02","modified_gmt":"2021-12-13T20:25:02","slug":"daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165547\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png\" alt=\"\" width=\"1486\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png 1486w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-300x218.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-1024x744.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-768x558.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-324x235.png 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-696x506.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-1068x776.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49-578x420.png 578w\" sizes=\"(max-width: 1486px) 100vw, 1486px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar Cagjar oo dalka Jabuuti uga qeyb galay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee Machadka Heritage ayaa si qota dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cagjar ayaa sheegay in laga haboon yahay in dadka Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Madaxweyne Farmaajo ay la coloobaan Ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Farmaajo saaxiib la ah.<\/p>\n<p>Sababta waxa uu ku sheegay in Soomaaliya ay ka nabad gashay faro-gelintii Itoobiya intii uu xukunka joogay Ra\u2019iisul wasaare Abiy Axmed oo sidoo kale hadda dagaal kula jira kooxdii Soomaaliya kala qeybineysay mudo 27 sano ah.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in qowmiyadaha kale ee dalka Itoobiya ay wax ka tirsan karaan Abiy Axmed, balse Soomaalidu ay ka nabad gashay, isagoo xusay in la buun-buuniyo dacaayado la xariira qorshaha Abiy uu mustaqbalka ka damacsan yahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSeddax sano iyo barkii u dambeeyey in Abiy dhaho waxaan la shaqeynayaa dowladda dhexe, waa wixii ay Soomaaliya dalbaneysay mudo 30 sano ah, faro-gelintii iyo hubeyntii in laga joojiyo waa ku saxan yahay, ujeedada uu ka leeyahay anaga waxaba nagama gelin,\u201d ayuu yiri Mustafe Cagjar.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Mustafe waxa uu qiray in hadii ay yihiin Soomaalida hoos tagta Itoobiya ay dhibaato badan u geysan jireen dadka kale ee Soomaaliyeed, isagoo taas u tiiriyey xukunkii hore ee Itoobiya ka jiray.<\/p>\n<p>\u201cHadda waxaa la dilaa ciidankeena Liyuu Boolis, laakiin ma dhacdo inay fal-celin sameeyaan oo dadka laayaan, sababtoo ah talo Soomaaliyeed ayaa deegaanka ka jirta, sidaas darteed waxaan aaminsanahay in Dr. Abiy go\u2019aanka uu ka qaatay Soomaaliya uu ku saxan yahay,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Cagjar.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in kalsooni badan uu ku qabo in Abiy uu la macaamili doono Madaxweynihii ay Soomaaliya doorato oo bedela Farmaajo, \u201cMarka carooyinka gudaha ah ee Farmaajo loo qabo, Abiy in loogu caroodo waa wax laga haboon yahay,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Mustafa ayaa sheegay in ka dowlad deegaan ahaan ay heystaan xorriyad dhameystiran, isla markaana ay hadda si xor ah isku soo doortaan.<\/p>\n<p>\u201cSoomaalida gobolka markii aan eegno, waxaba nama yeelin Abiy anaga, hadii ay jiraan dad siyaasad u xiran, anagaa iska xirnay, ceebteedana anagaa leh, laakiin waa u madax-banaanahay sayaasadeena, waxaan heysanaa xorriyad aan caadi aheyn, waligeed ma dhicin in doorasho xalaal ah ay ka dhacdo deegaanka Soomaalida sanadahaan ka hor,\u201d ayuu yiri Mustafe Cahjar.<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii waxa uu sheegay in Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed uu la dagaalamayo oo ku sii jeedo kooxda TPLF oo Soomaalida duleyneysay 27 sano oo xariir ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F665370971512810%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar Cagjar oo dalka Jabuuti uga qeyb galay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee Machadka Heritage ayaa si qota dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweyne Cagjar ayaa sheegay in laga haboon yahay in dadka Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Madaxweyne Farmaajo ay la coloobaan Ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar Cagjar oo dalka Jabuuti uga qeyb galay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee Machadka Heritage ayaa si qota dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweyne Cagjar ayaa sheegay in laga haboon yahay in dadka Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Madaxweyne Farmaajo ay la coloobaan Ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-13T20:25:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png\",\"datePublished\":\"2021-12-13T20:25:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png\",\"width\":1486,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar Cagjar oo dalka Jabuuti uga qeyb galay Shirka Madasha Aragti-Wadaagga ee Machadka Heritage ayaa si qota dheer uga hadlay arrimaha siyaasadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya. Madaxweyne Cagjar ayaa sheegay in laga haboon yahay in dadka Soomaaliyeed ee mucaaradka ku ah Madaxweyne Farmaajo ay la coloobaan Ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-13T20:25:02+00:00","og_image":[{"width":1486,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/","name":"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png","datePublished":"2021-12-13T20:25:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-13-at-20.22.49.png","width":1486,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-carada-farmaajo-loo-qabo-yaan-abiy-axmed-lagula-dhicin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cCarada Farmaajo loo qabo yaan Abiy Axmed lagula dhicin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165546"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165546"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165548,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165546\/revisions\/165548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}