{"id":165719,"date":"2021-12-20T12:38:43","date_gmt":"2021-12-20T09:38:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165719"},"modified":"2021-12-20T12:38:43","modified_gmt":"2021-12-20T09:38:43","slug":"daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"342\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221-300x155.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Baydhabo kaga qeyb galay sanad guuradii saddexaad ee madaxweynaha Koonfur galbeed, ayaa ka digay in la sameeyo golayaal uu sheegay in lagu duminayo dowladnimada ka jirta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni, ayaa wuxuuu sheegay in dadka ka shaqeynaya in la dhiso golayaal ay doonayaan in dowladnimada Soomaaliya lagu celiyo teendhadii Carta.<\/p>\n<p>\u201cDadka marmar dhahaya nidaamkan hala iska daayee hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan, waana qatar. Fikirkaas anigu waan ka digayaa,\u201d ayuu yiri madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Deni wuxuu sheegay inuu rajeynayo inay dalka ka dhacdo doorasho lagu qanacsan yahay, wuxuuna madaxda dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dalka samatabixiyaan oo la qabto doorasho lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweyne Deni ayaa kusoo aadaya, iyadoo dhawaan golaha midowga musharraxiinta ay shaaciyeen in ay qorshayaan in ay dhisaan gole loo dhan yahay, haddii aan wax laga qabanin boobka lagu hayo doorashada sida ay sheegeen.<\/p>\n<p>Shir ay dhawaan ku qabanayaan magaalada Muqdisho ayay ku sheegeen in looga tashandoono arrintan, iyagoo sheegay in ay isugu yeerayaan dadka indheer garadka ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F661806715230811%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Baydhabo kaga qeyb galay sanad guuradii saddexaad ee madaxweynaha Koonfur galbeed, ayaa ka digay in la sameeyo golayaal uu sheegay in lagu duminayo dowladnimada ka jirta Soomaaliya. Madaxweyne Deni, ayaa wuxuuu sheegay in dadka ka shaqeynaya in la dhiso golayaal ay doonayaan in dowladnimada Soomaaliya lagu celiyo teendhadii Carta. \u201cDadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165719","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Baydhabo kaga qeyb galay sanad guuradii saddexaad ee madaxweynaha Koonfur galbeed, ayaa ka digay in la sameeyo golayaal uu sheegay in lagu duminayo dowladnimada ka jirta Soomaaliya. Madaxweyne Deni, ayaa wuxuuu sheegay in dadka ka shaqeynaya in la dhiso golayaal ay doonayaan in dowladnimada Soomaaliya lagu celiyo teendhadii Carta. \u201cDadka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-20T09:38:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"342\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-20T09:38:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg\",\"width\":660,\"height\":342},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0 - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo Baydhabo kaga qeyb galay sanad guuradii saddexaad ee madaxweynaha Koonfur galbeed, ayaa ka digay in la sameeyo golayaal uu sheegay in lagu duminayo dowladnimada ka jirta Soomaaliya. Madaxweyne Deni, ayaa wuxuuu sheegay in dadka ka shaqeynaya in la dhiso golayaal ay doonayaan in dowladnimada Soomaaliya lagu celiyo teendhadii Carta. \u201cDadka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-20T09:38:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":342,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/","name":"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg","datePublished":"2021-12-20T09:38:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211220637755622713764221.jpeg","width":660,"height":342},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dadka-dhahaya-hala-sameeyo-golayaal-waa-dad-raba-inay-dadkan-teendhadii-carta-ku-celiyaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cDadka dhahaya hala sameeyo golayaal, waa dad raba inay dadkan teendhadii Carta ku celiyaan\u201d\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165719"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165719"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165719\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165721,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165719\/revisions\/165721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165719"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165719"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165719"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}