{"id":165781,"date":"2021-12-22T12:37:11","date_gmt":"2021-12-22T09:37:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165781"},"modified":"2021-12-22T12:37:38","modified_gmt":"2021-12-22T09:37:38","slug":"daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165782\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"362\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka amniga maamulka Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wada hadal lagu dhameeyo colaadda ka jirta magaalada Boosaaso oo maalintii labaad uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciiddanka amniga Puntland iyo kuwa PSF.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga oo shir jaraaid qabtay, ayaa sheegay in ay dhankooda xabbada joojiyeen islamarkaana ay aqbaleen codsi uga yimid Isimo, nabadoono, culimo iyo ganacsato meelo kala duwan kalasoo xiriiray.<\/p>\n<p>Gallan ayaa ku eedeeyay ciiddanka PSF in ay magaalada Boosaaso ku garaaceen madaafiic ay dad shacab ah ku geeriyoodeen, isagoo sheegay in maamulka Puntland uusan weli qaadin wax tallaabo ah oo ay kaga jawaabayaan madaafiicda ka imaanaya dhinaca PSF.<\/p>\n<p>\u201cAnnagu wax allaale wixii wada hadal ah oo xabbada lagu joojinayo oo baracakinta lagu joojinayo oo aan sharciga iyo dowladnimada wax u dhimayn, diyaar ayaan u nahay. Waxaan rabnaa in nalala arko in shidadu ka socoto nimanka qowlasatada ah,\u201d ayuu yiri wasiirka amniga.<\/p>\n<p>Warar uu helay HOL ayaa sheegaya in madaxtooyada Garowe ay madaxweyne Deni kula kulmeen Isimo iyo nabadoono, kuwaas oo madaxweynaha ka codsaday in si degdeg ah xabbada lagu joojiyo.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, dagaalkii saaka ka qarxay magaalada Boosaaso ayaa geystay khasaare weyn oo isugu jira dhimasho, dhaawac, barakac iyo burbur hantiyeed, waxaana khasaaraha ugu weyn geystay madaafiic ku dhacday goobo shacab ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OZO2sJS5bO0\" width=\"914\" height=\"514\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga maamulka Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wada hadal lagu dhameeyo colaadda ka jirta magaalada Boosaaso oo maalintii labaad uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciiddanka amniga Puntland iyo kuwa PSF. Wasiirka amniga oo shir jaraaid qabtay, ayaa sheegay in ay dhankooda xabbada joojiyeen islamarkaana ay aqbaleen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165781","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka amniga maamulka Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wada hadal lagu dhameeyo colaadda ka jirta magaalada Boosaaso oo maalintii labaad uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciiddanka amniga Puntland iyo kuwa PSF. Wasiirka amniga oo shir jaraaid qabtay, ayaa sheegay in ay dhankooda xabbada joojiyeen islamarkaana ay aqbaleen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-22T09:37:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-12-22T09:37:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"362\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/\",\"name\":\"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-22T09:37:11+00:00\",\"dateModified\":\"2021-12-22T09:37:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg\",\"width\":660,\"height\":362},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso - Wardoon","og_description":"Wasiirka amniga maamulka Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in wada hadal lagu dhameeyo colaadda ka jirta magaalada Boosaaso oo maalintii labaad uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciiddanka amniga Puntland iyo kuwa PSF. Wasiirka amniga oo shir jaraaid qabtay, ayaa sheegay in ay dhankooda xabbada joojiyeen islamarkaana ay aqbaleen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-22T09:37:11+00:00","article_modified_time":"2021-12-22T09:37:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":362,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/","name":"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg","datePublished":"2021-12-22T09:37:11+00:00","dateModified":"2021-12-22T09:37:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211222637757386348767039.jpeg","width":660,"height":362},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galan-diyaar-u-nahay-in-wada-hadal-lagu-dhameeyo-colaadda-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Galan-diyaar baan u nahay in wada hadal lagu dhameeyo colaadda Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165781"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165781"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165781\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165784,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165781\/revisions\/165784"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165781"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165781"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165781"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}