{"id":165936,"date":"2021-12-25T19:28:27","date_gmt":"2021-12-25T16:28:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165936"},"modified":"2021-12-25T19:28:27","modified_gmt":"2021-12-25T16:28:27","slug":"daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Al Cadaala &#8220;Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra&#8217;iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165938\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png\" alt=\"\" width=\"1558\" height=\"1026\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png 1558w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-300x198.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-1024x674.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-768x506.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-1536x1012.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-696x458.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-1068x703.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41-638x420.png 638w\" sizes=\"(max-width: 1558px) 100vw, 1558px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Somalia C\/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u beeniyey warar la faafiyey oo ku eedeynayey RW Rooble inuu boobay dhul dan guud ah oo ay leeyihiin ciidanka Badda.<\/p>\n<p>Al-Cadaalla ayaa ku tilmaamay wararkaas kuwo la been abuuray oo ay ka dambeeyaan wax uu ugu yeeray kooxo abaabulan.<\/p>\n<p>\u201cWararkan la faafiyey ee been abuurka ah waxay qeyb ka yihiin qorshe diyaarsan oo ujeedada laga leeyahay ay tahay in lagu magac dilo RW Rooble, dadka Soomaaliyeedna lagu niyad jebiyo, sababta keentay arrintaasna waa dedaalka Raisul wasaaruhu ugu jiro inuu hagaajiyo oo uu dariiq sax ah ku hago hanaanka doorashooyinka Soomaaliya\u201d ayuu yiri Al-Cadaalada.<\/p>\n<p>Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta ayaa intaas ku daray in mudadii sanadka aheyd ee Rooble xilka hayey uu dedaal u galay, baajinta dagaalo iyo sidii loo qaban lahaa doorasho hufan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa nasiib daro ah in dacaayahaas faafintooda loo adeegsaday saraakiil ciidan iyo qaar ka mid ah heyadaha rayidka ah ee dowladda, kuwaasoo loo isticmaalay in RW dalka lagu jaa\u2019ifeeyo, markii arrimahaas ay dhaceen, Raisul wasaaraha isagoo ilaalinaya duruufaha dalka, una turaya dadka Soomaaliyeed wuxuu go\u2019aansaday in isla dariiqa heyadaha dowlada dhexdeeda lagu saxo qaladkaas, balse waxaa nasiib daro noqotay in guddiyadii la magacaabay ee saraakiisha ahaa in faragelin lagu sameeyey, laguna cadaadiyey ineysan xaqiiqada ka hadlin, taasoo muujnineysa heerka uu gaarsiisan yahay abaabulkaas lagu jahwareerinayo shacabka\u201d ayuu yiri Al-cadaalla<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa ugu baaqay dhamaan masuuliyiinta heyadaha dowlada iyo saraakiisha ciidamada iney ka fogaadaan ku milmida siyaasada, ayna gutaan waajibaadka shaqo ee loo xilsaaray.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=307&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FSOMALICABLE%2Fvideos%2F904801456731099%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"307\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Somalia C\/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u beeniyey warar la faafiyey oo ku eedeynayey RW Rooble inuu boobay dhul dan guud ah oo ay leeyihiin ciidanka Badda. Al-Cadaalla ayaa ku tilmaamay wararkaas kuwo la been abuuray oo ay ka dambeeyaan wax uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Al Cadaala &quot;Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra&#039;iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Al Cadaala &quot;Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra&#039;iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Somalia C\/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u beeniyey warar la faafiyey oo ku eedeynayey RW Rooble inuu boobay dhul dan guud ah oo ay leeyihiin ciidanka Badda. Al-Cadaalla ayaa ku tilmaamay wararkaas kuwo la been abuuray oo ay ka dambeeyaan wax uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-25T16:28:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1558\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1026\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Al Cadaala \\\"Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra'iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png\",\"datePublished\":\"2021-12-25T16:28:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png\",\"width\":1558,\"height\":1026},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Al Cadaala &#8220;Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra&#8217;iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Al Cadaala \"Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra'iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Al Cadaala \"Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra'iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada - Wardoon","og_description":"Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Somalia C\/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo caawa shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u beeniyey warar la faafiyey oo ku eedeynayey RW Rooble inuu boobay dhul dan guud ah oo ay leeyihiin ciidanka Badda. Al-Cadaalla ayaa ku tilmaamay wararkaas kuwo la been abuuray oo ay ka dambeeyaan wax uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-25T16:28:27+00:00","og_image":[{"width":1558,"height":1026,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/","name":"DAAWO:-Al Cadaala \"Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra'iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png","datePublished":"2021-12-25T16:28:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-16.25.41.png","width":1558,"height":1026},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-al-cadaala-waa-nasiib-daro-ah-in-dacaayado-ka-dhan-ah-raiisal-wasaraha-loo-adeegsado-sarakiisha-ciidamada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Al Cadaala &#8220;Waa nasiib daro ah in Dacaayado ka dhan ah Ra&#8217;iisal Wasaraha loo adeegsado Sarakiisha Ciidamada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165936"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165936"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165939,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165936\/revisions\/165939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}