{"id":165947,"date":"2021-12-26T13:32:30","date_gmt":"2021-12-26T10:32:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165947"},"modified":"2021-12-26T13:32:30","modified_gmt":"2021-12-26T10:32:30","slug":"farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165948\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211226637760747094442753.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211226637760747094442753.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211226637760747094442753-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay shir wadatashi oo lagu saxayo jihaynta doorashooyinka dalka, kadib markii uu ku eedeeyay raysal wasaare Rooble inuu ku guul daraystay hoggaaminta hirgalinta doorashada.<\/p>\n<div align=\"justify\">Warsaxaafaddeed kasoo baxay villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu kala dhantaalay guddiyadii doorashooyinka islamarkaana uu ka leexday dariiqii saxda ahaa ee doorashada.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo wuxuu shirkaan\u00a0 ku\u00a0 casuumay dowlad goboleedda iyo maamulka gobolka banaadir, si buu yiri la isugu waafaqo hoggaan awood u leh hirgalinta doorasho hufan oo dhameystiran.<\/p>\n<p><b>Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafaddeed kasoo baxay xafiiska madaxweyne Farmaajo:-<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">BAAQ KU SAABSAN DHAB-U-JIHEYNTA DOORASHOOYINKA<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Diseembar 26, 2021.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo;<br \/>\nMarkuu dib u eegay Xeerkii Madaxweyne ee uu ku magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble taas oo lagu faray in uu dhiso Xukuumad tayo leh oo dalka u horseedda doorasho nabdoon;<br \/>\nMarkuu arkay heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 ee ay wada gaareen Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir kaas oo uu Barlamaanka labadiisa Aqal ansixiyay, Madaxweynuhuna uu kusoo saaray Sharciga Lam. 30 (Law No. 30),<br \/>\nMarkuu arkay habraacyadii hirgelinta doorashooyinka iyo xeerarkii lagu dhisay guddiyada heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee soo baxay 1-dii Oktoobar 2020;<br \/>\nMarkuu tixraacay khudbaddii uu Madaxweynuhu ka horjeediyay Golaha Shacabka 1-dii May 2021 taas oo masuuliyadda hoggaaminta doorashooyinka uu u igmaday Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble;<br \/>\nMarkii ay u caddaatay in 14 bilood keddib saxiixii Heshiiskii 17ka Sebteembar 2020 in aysan wali dhammeystirmin doorashooyinka dalka;<br \/>\nMarkuu arkay inuu Wasiirka Koowaad ka gaabiyay hogaaminta iyo hirgelinta doorashooyinkii uu u xilsaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sidii ku caddayd khudbaddii uu Madaxweynuhu ka horjeediyay Golaha Shacabka 1-dii May, 2021.<br \/>\nMarkii ay caddaatay in Ra\u2019iisul Wasaarahu uu ka leexday dhibbihii hirgelinta doorashada isaga oo kala dhantaalay wadajirka guddiyadii loo igmaday fulinta iyo qabashada doorashooyinka kuna xadgubay madaxbannaanidooda shaqo.<br \/>\nMarkuu arkay in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu soosaarayo go\u2019aanno kaligiis u gaar ah oo ay ka dhalanayaan caqabdo khatar ku ah geeddi socodka doorashooyinka;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wuxuu Madaxweynuhu xeeriyay qodobadan;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">1. In Ra\u2019iisul Wasaaruha uu gudan waayay waajibaadkii loo igmaday ee ahaa hogaaminta doorasho ku dhisan Heshiiskii 17kii Sebtember 2020 iyo habraacyadii dhammeystirayay ee soo baxay 1-dii Oktobar 2020;<br \/>\n2. Madaxweynuhu wuxuu ku baaqayaa in la isugu yimaado shir wadatashi ah oo lagu saxayo jihaynta doorashooyinka kaas oo ay kasoo qeybgalayaan Goleyaasha Dowladda ee Heer Federaal, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir si la isugu waafaqo hoggaan awood u leh hirgelinta doorasho dhammeystiran oo si hufan dalka uga dhacdo.<br \/>\n3. Madaxweynuhu wuxuu ku baaqayaa in la dhagaysto talooyinka waxgaradka, siyaasiyiinta, iyo bulshada rayidka ah ee qaba tabashooyinka la xiriira doorashooyinka si loo helo hannaan doorasho oo ku dhammaada jawi nabdoon oo loo siman yahay.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay shir wadatashi oo lagu saxayo jihaynta doorashooyinka dalka, kadib markii uu ku eedeeyay raysal wasaare Rooble inuu ku guul daraystay hoggaaminta hirgalinta doorashada. Warsaxaafaddeed kasoo baxay villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu kala dhantaalay guddiyadii doorashooyinka islamarkaana uu ka leexday dariiqii saxda ahaa ee doorashada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165947","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay shir wadatashi oo lagu saxayo jihaynta doorashooyinka dalka, kadib markii uu ku eedeeyay raysal wasaare Rooble inuu ku guul daraystay hoggaaminta hirgalinta doorashada. Warsaxaafaddeed kasoo baxay villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu kala dhantaalay guddiyadii doorashooyinka islamarkaana uu ka leexday dariiqii saxda ahaa ee doorashada. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-26T10:32:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1654\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"966\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/\",\"name\":\"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png\",\"datePublished\":\"2021-12-26T10:32:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png\",\"width\":1654,\"height\":966},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay shir wadatashi oo lagu saxayo jihaynta doorashooyinka dalka, kadib markii uu ku eedeeyay raysal wasaare Rooble inuu ku guul daraystay hoggaaminta hirgalinta doorashada. Warsaxaafaddeed kasoo baxay villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu kala dhantaalay guddiyadii doorashooyinka islamarkaana uu ka leexday dariiqii saxda ahaa ee doorashada. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-26T10:32:30+00:00","og_image":[{"width":1654,"height":966,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/","name":"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png","datePublished":"2021-12-26T10:32:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Screenshot-2021-12-25-at-11.44.14.png","width":1654,"height":966},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-rooble-ku-eedeeyay-inuu-ku-fashilmay-hoggaaminta-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo Rooble ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165947"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165949,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165947\/revisions\/165949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}