{"id":165950,"date":"2021-12-26T13:34:53","date_gmt":"2021-12-26T10:34:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165950"},"modified":"2021-12-26T13:34:53","modified_gmt":"2021-12-26T10:34:53","slug":"daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165948\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211226637760747094442753.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"382\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211226637760747094442753.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211226637760747094442753-300x174.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaab kulul ka bixiyay war qoraal ah oo kasoo baxay saaka aroortii hore madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasoo lagu sheegay in Raysal wasaare Rooble uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo ee hogaaminta doorashada dalka.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in raysal wasaaraha uu ka xun yahay qoraalka kasoo baxay madaxweynaha uuna ahaa mid si ku talagal ah uu ugu carqaladeynayo howlaha doorashada dalka oo xiligan maraya meel xasaasi ah.<\/p>\n<p>Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Rooble ayaa sidoo kale lagu sheegay in hadalka saakay kasoo baxay madaxweyne Farmaajo uu kusoo beegay xili Golaha wadatashiga Qaran ay u balan sanayeen iney ka shiraan howlaha doorashada, balse hadalka Farmaajo uu si cad u muujinaayo ka hortaga shirkaasi iyo waliba inuusan marnaba raali ka aheyn in doorasho dalka ka dhacdo.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso Warsaaxafdeedka kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble:-<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu in doorashada ku takri falo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka saaka aroortii kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Qoraalkaas waxa uu ahaa mid si ku talo-gal ah uu Madaxwaynuhu ugu carqaladaynayo hannaanka Doorashada\u00a0 Dalka oo maraya marxalad aad xasaasi u ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Sida ka muuqata waqtiga lagu soo beegay qoraalkan oo ah xilli loo balansanyahay Kulanka Golaha wadatashiga Qaranka oo la doonayo in lagu dardargaliyo howlaha Doorashooyinka, iyo ilaalinta hufnaanta doorashada, waa qorshe uu Madaxwaynuhu ku doonayo in uu uga hortago kulanka Golaha taas oo si cad u muujinaysa in aanu Madaxwaynuhu marna raali ka noqon, kana noqondoonin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho ay ku kalsoonaan karaan Bulshada Soomaaliyeed.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waxaan la wadaagaynaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamkaba in Madaxwaynuhu\u00a0 intii uu Xafiiska\u00a0 joogay\u00a0 uu waqti, maal iyo maskaxba ku bixinayay sidii uu kusii joogi lahaa xafiiska isaga oo isku dayaya in doorashadu noqoto oo kaliya mid ka jawaabaysa doonistiisa ama uu wadada u xaarto muddo kororsi sharci-darro ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Tan iyo intii uu Ra\u2019iisul Wasaauruhu la wareegay hoggaaminta howlaha doorashada, Madaxwaynuhu waxa uu si joogto ah caqabad ugu ahaa hirgalinta doorashadii lagu heshiiyay, isaga oo isticmaalayay xeelado kala duwan kuwaas oo markii mid la xaliyaba uu buurayay mid kale ilaa uu saaka si cad oo sharciga baalmarsan u soo saaray baaqan mas\u2019uuliyad-darrada ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waxaa xusid mudan in doorashada uu hogaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaruhu ay tahay mid ay u siman yihiin dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Musharaxiinta u tartamaya hoggaanka dalka oo uu ku jiro Madaxwaynahu sidaas darteed lama aqbali karo in Musharax gaar ah\u00a0 uu isku dayo in uu doorashada ka dhigo mid uu natiijadeeda ku leeyahay saamayn gaar ah.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Haddaba, waxaan Shacabka Soomaaliyeed u caddayneynaa\u00a0 in mas\u2019uuliyadda doorashadu ay saaran tahay Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo Golaha Wadatashiga\u00a0 Qaranka, sidaas awgeed shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa ka qabsoomaya Magaalada Muqdisho sidii uu ku tala galku ahaa.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu wadaa Kulammo aragti wadaag ah oo uu la leeyahay, Bulshada Rayidka ah, Golaha Musharaxiinta iyo Beesha Caalamka si looga dhagaysto talooyinkooda la xiriira hufnaanta doorashada iyo dhammaystirka Golaha Shacabka oo waqtiyaysan kuwaas oo lagu dhamaystiri doono kulanka Golaha Wadashiga Qaranka ee qorshaysan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ra\u2019iisul Wasaaruhu waxa uu la socodsiinayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Bulshada Caalamka in la joogo xilligii si wadajir ah looga hor-imaan lahaa shaqsiyaadka caqabadda ku ah nabadda iyo dowlad-dhiska Soomaaliya si looga baaqsado in uu dalku galo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ugu danbayn, Ra\u2019iisulewasaaruhu isaga oo gudanaya waajibaadka qaran ee uu siiyay Dastuurka KMG ah ,raacayana Heshiisyada Siyaasadeed ee awoodda u siiyay hogaaminta Doorashada iyo Amniga, wuxuu u balanqaadayaa Shacabka Soomaaliyeed isaga oo kaashasnaya Golaha wadatashiga Qaranka in uu xoggiisa isugu gaynayo dhamaystirtka Doorashada iyada oo la ilaalinayo hufnaanteeda maadaama xalka kaliya ee u furan Qarankaan ay tahay Doorasho horseeda in awoodda loogu kala wareego si sharci ah oo nabdoon.<\/div>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=315&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F103304878700969%2Fvideos%2F470837164545343%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaab kulul ka bixiyay war qoraal ah oo kasoo baxay saaka aroortii hore madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasoo lagu sheegay in Raysal wasaare Rooble uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo ee hogaaminta doorashada dalka. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165862,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165950","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaab kulul ka bixiyay war qoraal ah oo kasoo baxay saaka aroortii hore madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasoo lagu sheegay in Raysal wasaare Rooble uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo ee hogaaminta doorashada dalka. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-26T10:34:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-26T10:34:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg\",\"width\":660,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa jawaab kulul ka bixiyay war qoraal ah oo kasoo baxay saaka aroortii hore madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasoo lagu sheegay in Raysal wasaare Rooble uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo ee hogaaminta doorashada dalka. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-26T10:34:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":378,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/","name":"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","datePublished":"2021-12-26T10:34:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211224637759028271393868.jpeg","width":660,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-shaaciyay-in-farmaajo-caqabad-ku-yahay-doorashada-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble oo shaaciyay in Farmaajo caqabad ku yahay doorashada dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165950"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165951,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165950\/revisions\/165951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}