{"id":165985,"date":"2021-12-27T11:27:53","date_gmt":"2021-12-27T08:27:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=165985"},"modified":"2021-12-27T11:27:53","modified_gmt":"2021-12-27T08:27:53","slug":"farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-165986\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254-300x192.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254-657x420.jpeg 657w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa shaqo joojin ku sameeyay raysal wasaare Rooble sida lagu sheegay wareegto xalay saqdii dhexe kasoo baxday madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<div align=\"justify\">Madaxweyne Farmaajo ayaa sabab uga dhigay shaqo joojinta ku takrifalka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada doorashada oo lagu eedeeyay raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Waxaa lagu sheegay qoraalka in raysal wasaaruhu fara galin ku sameeyay baarista socota, kadib markii uu beddelay wasiirkii gaashaandhigga oo gacanta ku hayay baarista musuqmaasuqa dhul dan guud ee ciidanka.<\/p>\n<p>Wareegtada ayaa lagu sheegay in Raysal wasaaraha laga joojiyay awoodaha uu leeyahay, tan iyo inta baaristaas laga soo gunaanadayo.<\/p>\n<p>Waa markii labaad oo madaxweyne Farmaajo uu shaqo joojin ku sameeyo raysal wasaaraha tan iyo markii uu soo kala dhex galay khilaafka arrimaha doorashada la xiriira.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><b>Halkaan hoose ka akhriso wareegtada.<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo;<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\">Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadii\u2019da asaasiga ah ee Dastuurka;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Markuu tixraacay wareegtadii uu soo saaray 18kii Jannaayo 2018 ee la xiriirtay ilaalinta dhulalka danta guud si waafaqsan qodobka 43aad ee Dastuurka KMG ee dalka;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Markuu arkay xeerkii uu ku mamnuucay ku takrifalka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada doorashada ee soo baxay 27kii Oktoobar 2021;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Markuu ogaaday in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu soo galay raad tuhun oo muujinaya inuu ku takrifalay dhul dan guud ah oo leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Markuu arkay in Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay fureen baaris looga gun gaarayo tuhunka la xiriira Musuqmaasuqa dhul dan-guud ah oo ay leeyihiin Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Markuu garwaaqsaday in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu saaray cadaadis Wasiirka Gaashaandhigga si loo leexiyo baarista looga gun gaarayo tuhunka la xiriira kutagri-falka dhul dan guud oo ay leeyihiin CXDS;<br \/>\nMarkuu arkay in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu 26-kii Diseembar 2021, Wasiir cusub usoo baddalay Wasaaradda Gaashaandhigga iyadoo aan la dhamaystirin baaristii socotay taasoo looga gol leeyahay faragelinta baarista socota ee la xiriirta musuqmaasuqa dhul dan guud oo ay leeyihiin CXDS;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><strong>Madaxweynaha wuxuu soo saaray go\u2019aamadan;<\/strong><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\">1. Maadaama Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble uu soo galay raad musuqmaasuq iyo ku takrifal hanti dan guud, uuna haatan socdo baaritaan looga gun gaarayo tuhunkaas, waxaa laga joojiyay shaqada iyo awoodaha uu leeyahay Wasiirka Koowaad tan iyo inta baaristaas laga soo gunaanadayo;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">2. Xubnaha kale ee Golaha Xukuumadda waxay sii wadanayaan waajibaadkooda shaqo si waafaqsan shuruucda iyo xeerarka dalka;<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">3. Waxaa lagu adkaynayaa dhammaan masuuliyiinta hay\u2019adaha dowladda inay ka fogaadaan ku takrifalka hantida danta guud, ayna dhawraan shuruucda iyo xeerarka dalka.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa shaqo joojin ku sameeyay raysal wasaare Rooble sida lagu sheegay wareegto xalay saqdii dhexe kasoo baxday madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sabab uga dhigay shaqo joojinta ku takrifalka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada doorashada oo lagu eedeeyay raysal wasaare Rooble. Waxaa lagu sheegay qoraalka in raysal wasaaruhu fara galin ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":165986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-165985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Farmaajo ayaa shaqo joojin ku sameeyay raysal wasaare Rooble sida lagu sheegay wareegto xalay saqdii dhexe kasoo baxday madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sabab uga dhigay shaqo joojinta ku takrifalka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada doorashada oo lagu eedeeyay raysal wasaare Rooble. Waxaa lagu sheegay qoraalka in raysal wasaaruhu fara galin ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-27T08:27:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"422\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/\",\"name\":\"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-27T08:27:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg\",\"width\":660,\"height\":422},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Farmaajo ayaa shaqo joojin ku sameeyay raysal wasaare Rooble sida lagu sheegay wareegto xalay saqdii dhexe kasoo baxday madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa sabab uga dhigay shaqo joojinta ku takrifalka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada doorashada oo lagu eedeeyay raysal wasaare Rooble. Waxaa lagu sheegay qoraalka in raysal wasaaruhu fara galin ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-27T08:27:53+00:00","og_image":[{"width":660,"height":422,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/","name":"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg","datePublished":"2021-12-27T08:27:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/20211227637761612422101254.jpeg","width":660,"height":422},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shaqadii-ka-joojiyay-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo shaqadii ka joojiyay Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165985"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=165985"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":165987,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/165985\/revisions\/165987"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/165986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=165985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=165985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=165985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}