{"id":166049,"date":"2021-12-27T19:01:49","date_gmt":"2021-12-27T16:01:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166049"},"modified":"2021-12-27T19:01:49","modified_gmt":"2021-12-27T16:01:49","slug":"daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166050\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg 512w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed-300x240.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlay xiisadda u dhaxeyso madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii uu qaaday Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201c Sida wasiirka Amniga faahfaahiyey dalkaan waxaa Maanta ka dhacay Afgambi dhicisoobay, afgambigaas waxaa geystay oo ka shaqeeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo\u201d ayuu yiri Wasiir Jaamac.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sababta Farmaajo ku kaliftay inuu tallaabadaan qaaday ku sheegay inay tahay sidii uu u boobi lahaa doorashada isagoo ciidamada Dowladda u diray digniin culus.<\/p>\n<p>\u201c Dhibaatada intaas la eg sababta loo marayo waa dareemi kartaan waa doorashada darteed, waxaana dhammaan ciidamada Qalabka sida ugu baaqeynaa inaysan ka qeybgelin falalka noocaan oo kale ah, intii saaka isku dayday inay la wareegto xafiiska Ra\u2019isulwasaaraha waxaan ku eegi doonaa il gaar ah\u201d ayuu yiri Wasiir Jaamac.<\/p>\n<p>Wuxuu ciidamada faray inaysan qaadan amarka madaxweynaha watigiisa dhammaaday wuxuuna yiri \u201c Waxaan uga digeynaa ciidamada inaysan ku gadsoomin qaadashada iyo fulinta amarada madaxda danta gaarka ah ka leh arrimaha doorashada, waxaana rabnaa inaan dalka mar labaad meel mugdi ah loo celin\u201d.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka Gaashaandhigga ayaa kusoo aadayo xilli ciidamo ka amar qaato madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay isku dayeen inay xoog kula wareegaan xafiiska Ra\u2019isulwasaare<\/p>\n<p>Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa ugu dambeyntii ku guuleystay inuu tago xafiiskiisa isagoo ay garbaha ka taagan yiihiin taliyayaasha ciidamada Booliska iyo kuwa Militariga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FIlajoogNews%2Fvideos%2F201400332120132%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlay xiisadda u dhaxeyso madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii uu qaaday Farmaajo. \u201c Sida wasiirka Amniga faahfaahiyey dalkaan waxaa Maanta ka dhacay Afgambi dhicisoobay, afgambigaas waxaa geystay oo ka shaqeeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo\u201d ayuu yiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166050,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166049","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlay xiisadda u dhaxeyso madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii uu qaaday Farmaajo. \u201c Sida wasiirka Amniga faahfaahiyey dalkaan waxaa Maanta ka dhacay Afgambi dhicisoobay, afgambigaas waxaa geystay oo ka shaqeeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo\u201d ayuu yiri [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-27T16:01:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"410\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-12-27T16:01:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg\",\"width\":512,\"height\":410},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo ka hadlay xiisadda u dhaxeyso madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday iyo Ra\u2019isulwasaare Rooble ayaa ka hadlay tallaabadii uu qaaday Farmaajo. \u201c Sida wasiirka Amniga faahfaahiyey dalkaan waxaa Maanta ka dhacay Afgambi dhicisoobay, afgambigaas waxaa geystay oo ka shaqeeyey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo\u201d ayuu yiri [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-27T16:01:49+00:00","og_image":[{"width":512,"height":410,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg","datePublished":"2021-12-27T16:01:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/unnamed.jpeg","width":512,"height":410},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-gaashaandhiga-dhammaan-ciidamada-inaysan-qaadan-amarka-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiirka Gaashaandhiga \u201d Dhammaan ciidamada inaysan qaadan amarka Farmaajo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166049"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166049"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166049\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166051,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166049\/revisions\/166051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166049"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166049"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166049"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}