{"id":166136,"date":"2021-12-30T19:37:35","date_gmt":"2021-12-30T16:37:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166136"},"modified":"2021-12-30T19:37:35","modified_gmt":"2021-12-30T16:37:35","slug":"nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/","title":{"rendered":"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166137\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png\" alt=\"\" width=\"3155\" height=\"2081\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png 3155w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-300x198.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-1024x675.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-768x507.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-1536x1013.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-2048x1351.png 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-696x459.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-1068x704.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA-637x420.png 637w\" sizes=\"(max-width: 3155px) 100vw, 3155px\" \/><\/p>\n<p class=\"p1\">Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa uga digtay ciidamada qalabka sida inay ku milmaan siyaasadda, xilli ay xiisad siyaasadeed ka taagan tahay dalka.<\/p>\n<p class=\"p1\">Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay twitter ayaa lagu yiri \u201cTaliska NISA wuxuu ku howlan-yahay sugidda amniga. Wuxuuna ka digayaa ku-milanka siyaasadda ee Ciidamada Qalabka Sida iyo in la siyaasadeeyo waajibaadka Ciidamada. Shacabka Soomaaliyeed waa ku mahadsanyahay mar walba garab istaaga Hay\u2019adaha Amniga Qaranka.\u201d<\/p>\n<p class=\"p1\">Qoraalka NISA ayaa waafaqsan digniino ay horey u bixiyeen taliyayaasha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Booliska, oo ay ciidanka uga digeen inay ku-milmaan siyaasadda.<\/p>\n<p class=\"p1\">Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hadda ka taagan cabsi la xiriirta inuu dagaal ka dhici karo, ayada oo Ciidamada Badbaado Qaran ay diyaar u yihiin inay difaacaan ra\u2019iisul wasaare Rooble, oo uu Farmaajo Isniintii isku dayey inuu awood ciidan ku qabsado xafiiskiisa.<\/p>\n<p class=\"p1\">Rooble ayaa dhacdadaas kadib uga digay ciidamada ammaanka inay ka amar qaataan madaxweynihii hore ee Farmaajo.<\/p>\n<p class=\"p1\">Fallanqeeyayaasha siyaasadeed ayaa rumeysan in digniinaha ka dhanka ah ku-milanka ciidanka ee siyaasadda ay yihiin kuwa lagu bad-baadinayo Farmaajo, oo la rumeysan yahay in hadda ay kasoo horjeedaan ciidamada intooda badan.<\/p>\n<p class=\"p1\">Waxay tusalae usoo qaateen, in Odawaa, NISA iyo Xijaar inaysan marna ka hadal markii ciidamada dowladda uu Farmaajo bilo kahor u adeegsaday inuu ku weeraro madaxweynayaal hore.<\/p>\n<p class=\"p1\">NISA ayaa waxaa hoggaamiya Yaasin Farey oo ku xiran Farmaajo iyo taliyihii hore ee hay\u2019adda Fahad Yaasiin, ayada oo xiisadda hadda taagan ay ka dhalatay sababo ay ka mid yihiin kursiga xildhibaan ee Yaasiin Farey uu ku guuleystay oo muran badan dhaliyey.<\/p>\n<p class=\"p1\">Farmaajo ayaa hadda wajahaya cadaadis xooggan, waxaana haddii xiisadda siyaasadeed ay isku beddesho mid ciidan suurta-gal ah in beesha caalamka ay ku qasabto inuu baneeyo madaxtooyada.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa uga digtay ciidamada qalabka sida inay ku milmaan siyaasadda, xilli ay xiisad siyaasadeed ka taagan tahay dalka. Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay twitter ayaa lagu yiri \u201cTaliska NISA wuxuu ku howlan-yahay sugidda amniga. Wuxuuna ka digayaa ku-milanka siyaasadda ee Ciidamada Qalabka Sida iyo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa uga digtay ciidamada qalabka sida inay ku milmaan siyaasadda, xilli ay xiisad siyaasadeed ka taagan tahay dalka. Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay twitter ayaa lagu yiri \u201cTaliska NISA wuxuu ku howlan-yahay sugidda amniga. Wuxuuna ka digayaa ku-milanka siyaasadda ee Ciidamada Qalabka Sida iyo in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-12-30T16:37:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"3155\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2081\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/\",\"name\":\"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png\",\"datePublished\":\"2021-12-30T16:37:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png\",\"width\":3155,\"height\":2081},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa uga digtay ciidamada qalabka sida inay ku milmaan siyaasadda, xilli ay xiisad siyaasadeed ka taagan tahay dalka. Qoraal kooban oo NISA ay soo dhigtay twitter ayaa lagu yiri \u201cTaliska NISA wuxuu ku howlan-yahay sugidda amniga. Wuxuuna ka digayaa ku-milanka siyaasadda ee Ciidamada Qalabka Sida iyo in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-12-30T16:37:35+00:00","og_image":[{"width":3155,"height":2081,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/","name":"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png","datePublished":"2021-12-30T16:37:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/NISA.png","width":3155,"height":2081},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nisa-oo-markaeeda-soo-saartay-inaan-lagu-milmin-siyaasada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"NISA oo markaeeda soo saartay inaan lagu milmin siyaasada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166136"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166138,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166136\/revisions\/166138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}