{"id":166316,"date":"2022-01-07T23:00:08","date_gmt":"2022-01-07T20:00:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166316"},"modified":"2022-01-07T23:00:08","modified_gmt":"2022-01-07T20:00:08","slug":"rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-166317\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"393\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007-300x179.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta raali galin ka bixiyay dhacdadii dowladda Imaaraadka\u00a0 Carabta loogala wareegay lacag gaareysay\u00a0 sagaal Milyan bishii April ee sanadkii 2018, taasoo lagu qabtay gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u balan qaaday dowladda Imaaraadka Carabta in lacagtaas oo ku jirta gacanta dowladda dib loogu wareejin doono sida ugu dhaqsiyaha badan dowladda Imaaraadka.<\/p>\n<p>Rooble ayaa hadalkaan sheegay xili maanta ay la wareegayeen deeq gargaar ah oo dowladda Imaaraadka Carabta keentay Soomaaliya, taasoo loogu talagalay gurmadka abaaraha baahansan ee xiligaan ka jira inta badan gobolada dalka Soomaaliya, waxaana deeqdan guddoomay Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye.<\/p>\n<p>Deeqda Maanta Imaaraadka Carabta soo gaarsiisay Soomaaliya ayaa aheyd Macaawino gaareysa 26-tan, oo isugu jirta Cuntooyinka nuucyadeeda kala duwan.<\/p>\n<p>Dowladda Imaaraadka ayaa horay u balan qaaday iney ka qeyb qaadaneyso u gurmashada dadka Soomaaliyeed ee saameynta ba&#8217;an ku yeelatay abaaraha ku dhuftay inta badan gobolada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gabagabadii Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay dowladda Imaaraadka deeqdan gargaarka ah ay maanta soo gaarsiiyeen, isagoona sheegay iney ka go&#8217;an tahay xoojinta xiriirka soo jireenka ahaa ee ka dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta raali galin ka bixiyay dhacdadii dowladda Imaaraadka\u00a0 Carabta loogala wareegay lacag gaareysay\u00a0 sagaal Milyan bishii April ee sanadkii 2018, taasoo lagu qabtay gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u balan qaaday dowladda Imaaraadka Carabta in lacagtaas oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":166317,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta raali galin ka bixiyay dhacdadii dowladda Imaaraadka\u00a0 Carabta loogala wareegay lacag gaareysay\u00a0 sagaal Milyan bishii April ee sanadkii 2018, taasoo lagu qabtay gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u balan qaaday dowladda Imaaraadka Carabta in lacagtaas oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-07T20:00:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"393\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/\",\"name\":\"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-07T20:00:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg\",\"width\":660,\"height\":393},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta raali galin ka bixiyay dhacdadii dowladda Imaaraadka\u00a0 Carabta loogala wareegay lacag gaareysay\u00a0 sagaal Milyan bishii April ee sanadkii 2018, taasoo lagu qabtay gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Raysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u balan qaaday dowladda Imaaraadka Carabta in lacagtaas oo ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-07T20:00:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":393,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/","name":"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg","datePublished":"2022-01-07T20:00:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/202217637771394568202007.jpeg","width":660,"height":393},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-shaaciyay-in-imaaraadka-dib-loogu-celinayo-lacagtii-looga-qabtay-garoonka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo shaaciyay in Imaaraadka dib loogu celinayo lacagtii looga qabtay garoonka Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166316"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166318,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166316\/revisions\/166318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/166317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}