{"id":166331,"date":"2022-01-08T14:19:15","date_gmt":"2022-01-08T11:19:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=166331"},"modified":"2022-01-08T14:19:15","modified_gmt":"2022-01-08T11:19:15","slug":"khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/","title":{"rendered":"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-164061\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xiligan waxaa u dhaxeeya khilaaf saameyn ku yeeshay doorashada iyo amniga guud ee dalka.<\/p>\n<p>Labadan masuul oo mar ahaa saaxiibo aad isugu dhaw ayaa hada u muuqda kuwa siyaasad ahaan kala tagay, waxaana mid walbo gaarayaa go\u2019aano halis galinaya jiritaanka dowlada iyo xasiloonidda dalka.<\/p>\n<p>Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble ayaa hada waxaa uga sii daray lacagta malaayiinta dollar ee Imaaraadka dowlada kala wareegtay sanadkii 2018-kii , lacagtaas oo la sheegay in sifo sharci darro ah Imaaraadka dalka kusoo galiyeen.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaare Rooble ayaa shalay raali gelin siiyay dowlada Imaraaadka Caabta, waxa uuna balan qaaday Rooble in lacagtaasi oo markii ugu dambeesay taalay Bangiga Dhaxe dib loogu celinayo Imaaraadka.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Ra\u2019isul Wasaaraha waxaa si deg deg ah uga falceliyay Farmaajo oo guddoomiyaha Bangiga Dhaxe u diray warqad uu ku amrayo in aan la bixin karin lacagta dowlada kala wareegtay Imaaraadka, isaga oona waxba kama jiraan kasoo qaaday hadalkii Rooble.<\/p>\n<p>Khilaafka u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble oo markii hore ku koobnaa cida masuulka ka noqoneysa amaanka dalka iyo hanaanka loo marayo doorashada ayaa waxaa markan kusoo biiray in lasoo celiyo xiriirka Imaaraadka dibna loogu celiyo lacagta laga hayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xiligan waxaa u dhaxeeya khilaaf saameyn ku yeeshay doorashada iyo amniga guud ee dalka. Labadan masuul oo mar ahaa saaxiibo aad isugu dhaw ayaa hada u muuqda kuwa siyaasad ahaan kala tagay, waxaana mid walbo gaarayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":164061,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-166331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xiligan waxaa u dhaxeeya khilaaf saameyn ku yeeshay doorashada iyo amniga guud ee dalka. Labadan masuul oo mar ahaa saaxiibo aad isugu dhaw ayaa hada u muuqda kuwa siyaasad ahaan kala tagay, waxaana mid walbo gaarayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-01-08T11:19:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/\",\"name\":\"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-01-08T11:19:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xiligan waxaa u dhaxeeya khilaaf saameyn ku yeeshay doorashada iyo amniga guud ee dalka. Labadan masuul oo mar ahaa saaxiibo aad isugu dhaw ayaa hada u muuqda kuwa siyaasad ahaan kala tagay, waxaana mid walbo gaarayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2022-01-08T11:19:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/","name":"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg","datePublished":"2022-01-08T11:19:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Rooble-1.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafka-farmaajo-iyo-rooble-oo-weji-cusub-yeeshay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaafka Farmaajo iyo Rooble oo Weji cusub yeeshay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166331"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=166331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":166332,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/166331\/revisions\/166332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/164061"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=166331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=166331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=166331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}